TACSI MADAXWEYNE

 



Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo wa  xa uu tacsi u dirayaa guud ahaan madaxda dhaqanka Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerid a ku  timid Chief Caaqil Ibraahim Yuusuf Cabdi dhagax oo maanta 28/03/2015 ku geeriyooday hargeysa laguna aasay.

Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryayaa marxuumka inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, guud ahaan madaxda dhaqanka Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Naasir Yuusuf Daahir

Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.