Marxuum Cabdilahi Ismaciil Wadad

Anigoo ah (Fowzi Ismaciil Askar)Fowzi feero.. salam calaykum anigoo
ku hadlya magaca afka jaliyadariyadh ee sucuudigak na mid ah
jaliyada
waxan tacsi u dirayna Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyda somalilad
Mudane cabdiraxman Cabdilahi Ismaciil Zaylici oo aabihii,
Cabdilahi Ismaciil Wadad ku geeriyooday
magalda boorme malintii jimcihii ilhay naxariistii jano ha siiyo
inaga na simir & iiman ha inaga siiyo ina lilaahwa ina ilayhii
rajucuun.
Fowzi Ismaciil
Askar
|