TACSI MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed
Maxamed Silaanyo, wa xa uu tacsi u dirayaa Ganacsatada
Dalka, Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka
baxay Ganacsade
Axmed Xuseen Kooshin oo ku
geeriyooday 21.06.2014 Ma gaalada Hargeysa.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku tilmaamay Ganacsade
Dalka ka baxay door mihiimana ku lahaa
dib u dhiskiisi iyo
nabadayntii beelaha Somaliland
wada dega.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu
naxariistii Janno ka waraabiyo, Ganacsatadii, Qoyskii,
Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir
iyo Imaan ha ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI
RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
MARXUUM ,GANACSADE, AXMED
XUSEEN KOOSHIN
• Mahdi Jama Roble
• Xalimo Abdi Farah
• Xasan Mahamoud
• Amina Aw Jama
• Ali Muse
• Mako Caalin
• Samsam Mahamed
• Nimco Mahamed
• Mahamed Aw Jama
• Dr. Huseen Nuur
• Abdirahmaan dheere
• Jibriil iyo Farxaan A
Calin
Waxaan halkan tacsi uga diraynaa
Ahmed Xuseen Kooshini oo shalay subaxdii ku
geeriyooday magaalada Hargaysa.
Waxaan leenahay ilaa jananadii farduusa ha ka waraabiyo,
ilaahahay qabriga ha u nuuro, suaasha ilaahay ha u
fududeeyo, qoyskii iyo ehelkii uu ka tegayna samir iyo
iimaan ilaahay ha ka siiyo.
MARXUUM ,GANACSADE, AXMED
XUSEEN KOOSHIN
Anigoo
ku hadlaya magacayga,Eng. Mohamed Ali Muse,ka marwadayda
iyo caruurt aydaba, waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugo
leh u dirayaa, qoyskiii, caruurtii, ehelk ii,
qaraabadii, gacalkii,xigaalkii,asxaabtii, Ganacsatada iyo Jamhuuriyada
Somalilan d, ee uu ka baxay
Adeerkay,marxuum
Axmed Xuseen Kooshin,oo
maalintii Sabtida, 21 June,2014,ku geeriyooday magaalada
Hargeysa.
Marxuum
Axmed Xuseen Kooshin,waxa uu Ganacsigiisa ka bilaabay
magaalada To g-wajaale,oo ahayd degmadii uu ku
barbaaray,awoowyaashiina waxay ka mid aha ayeen odayaashii
dhidibada u taagay degmada
Tog-wajaale,oo maanta
ah halbaw alaha dhaqaalaha
ee Jamhuuriyada Somaliland.
Marxuum
Axmed Xuseen Kooshin,wuxuu ahaa
Maal qabeen Rabbi
arsaaqda u bara keeyey ,gacan furan, naxariis badan,bashaash ah,dadku
u siman yihiin,cibaadada ku wanaagsan, deeqsiya,agoomaha
u naxariista, masaakiinta u gar gaara,baayac
mushtarkiisuna ku fiday ilaa wadamada geeska
Afrika,sida Jabuuti,Ethiopia,Somali ya,magaciisana
laga qadariyo dhamaan degaanada Somalidu tegto.
Marxuum
Axmed Xuseen Kooshin,wuxuu tacab badan &
Duunyaba ku
bixiyey dib u xoreyntii Somaliland,wuxuuna ka mid
ahaa maal qabeenadii Beesha Subeer Awal, e e
mushaharka
Ciidamada Qaranka bixin jiray ,markii dalka lagu soo
noqday,qayb lib aaxna ku lahaa aasaaskii Jamhuriyada
Somaliland,walaalayntii, nabadayntii & dib u dhiskii
Dalkaba.
Waxaan Allaha
awoodda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Axmed Xuseen
Koo shin, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , u waasiciyo,
neecaw udgooniyo , ku sii yo naruuro, dhammaanteenna
samir iyo iim aan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin.
MARXUUM ,GANACSADE, AXMED
XUSEEN KOOSHIN
Tacsi tiiraanyo leh
Dhammaan jaaliyada Reer Gabiley
ee wadanka Holland waxay
tacsi tiiraanyo leh u dirayaan,dhamaan qoskii, ehelkii,
qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay alla ha u na
xariistee Marxuum Axmed Xuseen
kooshin,oo maanta ku geeriyooday magaalada
Hargeysa,
21.06-2014.
Ilahay
naxariistii jano ha ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo
iimaan ha inaga siiyo. aamiin.
Maxamed Yuusf Buux.
MARXUUM ,GANACSADE, AXMED
XUSEEN KOOSHIN
TACSI: Ku socota qoyska Axmed Xuseen Kooshin
Axmed Saleebaan Dhuxul (Af-hayenka Madaxtoyada JSL),
Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur,
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dr Muuse Qaasim Cumar,
Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Cige (Blacki), Xildhibaan
Xasan Cawa ale Caynaan, Xildhibaan Bashiir Sheekh
Tukaale, Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdira xmaan,
Ganacsade Daahir Xaaji Muuse, Aqoon yahan Axmed Muxumed
Cumar, Gan acsade Nuur Muxumed Ducaale, Ganacsade Jaamac
Omar
Dhamaanba Dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii
Qaraabadii Ehelkii iyo Asxaa btii uu ka baxay Ganacsade
Axmed Xuseen Kooshin , oo ku geeriyooday magaala da
Hargeysa maanta oo sabti ah.
Waxaanay leeyihiin Naxariistii jano ALLE ha ka waraabiyo
qoyskii, Ehelkii iyo Qaraa badii uu ka baxyana Samir iyo
iimaan Alle ha ka siiyo
Aamin Aamin Aamin
MARXUUM ,GANACSADE, AXMED
XUSEEN KOOSHIN
•
Dr.Xuseen Muxumed Nuur,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Dr.Cisman Sheekh Axmed Nuur,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Eng. Farxan Sheekh Axmed Nuur,xaaskiisa iyo
caruurtiisa
• Shugri Sheekh Axmed Nuur iyo caruurteeda
• Deeqa sheekh Axmed Nuur
• Fartxiya Ciise Obsiiye iyo caruurteeda
• Maxamed Macallin Cumar,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Xasan Maxamuud Cige,Amina Aw-Jaamac Muumin iyo
caruurtooda
• Cali Muse Cilmi ,xaasaskiisa iyo caruurtiisa
• Cadar Adan Diiriye
• Foosiya Jaamac Tukaale
• Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),xaaskiisa iy
caruurtiisa
• Axmednassir Cali Muse
• Xasan Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Daauud Muse,xaaskiisa iyo caruutiisa
• Maxamuud Muse (Sanyare),xasskiisa iyo caruurtiisa
• Ibrahim Muse,xaasiisa iyo caruurtiisa
• Siraad Muse iyo caruurteeda
• Caasha-Baar Muse iyo caruurteeda
• Cabdi Muse,xaaskiisa ito caruurtiisa
• Saado Cabdi Kooshin,Xasan Mawliid iyo caruurtooda
• Hodan Cabdi Cali iyo caruurteeda
• Luul Cabdillahi iyo doeygeeda
• Xaliimo Cabdillahi iyo caruurteeda
• Jawaahir Cabdillahi iyo caruurteeda
• Mahdi Jaamac,xaaskisa iyo caruurtiisa
• Jibriil Cali,xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Cabdiraxman Aw Ibrahim Buux iyo caruurtiisa
waxaan
tacsi tiiraanyo leh u dirayaan,qoyskii,qaraabadii iyo
ehelkii uu ka baxay G anacsade ,marxuum
Axmed Xuseen Kooshin,oo magaalada
Hargeysa ku
geeriyood ay. Waxaan Rabbi uga baryeynaa inuu naxariistii
janno Fardawsa ka waraabiyo, dham maanteena samir iyo
iimaan innaga siiyo,aamiin.
|