Tacsi Tiiraanyo leh

 


Dhamaan dadka magacayood hoos ku qoran yihiin, iyo dhaaam Jaaliyada Reer Somaliland ee wadanka Holland
waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday alla ha u naxariiste
Marxuum Cabdi Rashiid cali Amaan oo ku geeriyooday Magaalda Emman ee wadanka Holland.

Waxay Ilahay uga baryayaan inuu Marxuuma naxariistii janato fardawsa ka waraabiyo dhamaan qaraabadii iyo ehelkiina
samir iyo iimaan ka siiyo . Amiin

1- Maxamed Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa
2- Cumar Qiyaas iyo Xaaskiisa
3-Cabduqaadir Cusmaan iyo Xaaskiisa.
4-Saleybaan Mohamed iyo Xaaskiisa
5- Mawliid Mohamed iyo Xaaskiisa.
6-Maxamed maxamuud Xuseen
7- Maxamed Maxamuud Zuweys.
8- Ismaciil bood-bood iyo Xaaskiisa.
9- Maxamed Osmaan iyo Xaaskisa.