Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun

 



Dhamaan Jaliyada Somaliland ee ku nool magaalada Sheffield waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan reer Cali Cabdilahi Boosti. Geeridii ku timid Hinda Ali Cabdilahi Boosto oo maanta 3/01/17 ku geeriyootay magaalada Burco . Waxaanu ilahay uga baryaynaa inuu janatul Aclaa ka waraabiyo dembigeedan dhaafo. Dhamaan ehelkii qaraabadii Iyo qoyskeediin samir Iyo iimaan Ka siiyo Amiin Amiin Amiin .

 



Mataan M Omar

Sheffield UK.