Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii amniga ,Marwo Sacdiya Maxamed Cali,oo sheegtya in ciidanka RRU qori dabdadii la dhaceen iyada iyo caruurtii argagaxna iyo cabsina ku rideen