Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka mid ah Gol aha wasiirada , masuuliyiin kala duwan oo ka socda Ururada Bulshada, Xildhibaano, Sulaadiin Oo Caawa Ka Qabgashay Munaasibada 8 March Oo Lagu Qabtey Hotel Maansoor ee Magalaada Hargeysa

 



Waxa Xusid mudan in Haween waynihii isugu yimid Madashu ay lacago u deeqeen wadada cer iga bo kuwaasi oo ku tartamayey xadiga lacagaha ay kaga dhawaaqeen Madasha......+ Halkan ka Da awo sawiradan


Hargeysa (TNN):-Waxa maanta Somaliland laga Xusay 8-March oo ah maalinta Haween Weynaha Ad uunka,waxaana caawa Hotel Maansoor lagu qabtay Xaflad balaadhan oo ay ka so qayb-ga sh ay Ma rwada Madaxweynaha Jmahuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo xubno ka mid ah Golaha wasiirada iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda Ururada Bulshada, Xi ldhi baano, Sul aadiin iyo Culimo awdiinba, iyaga oo dhamaantood halkaasi ka hadlay kuna dheer aaday xoojinta iyo dhiirigelinta haweenka.

waxaana ugu danbayntii soo xidhay xafladaasi Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde oo haw een waynaha Somaliland meel ay joogaanba u dirtay Hambalyo la xidhiidha 8-March ee 20 14.Wax a Xusid mudan in Haween waynihii isugu yimid Madashu ay lacago u deeqeen wadada cerigabo ku waa si oo ku tartamayey xadiga lacagaha ay kaga dhawaaqeen Madasha.waxaana ka mid ahaa hadalad a Marwada Qaranka Baaq ay haween waynaha u dirtay kana Codsanayso inay.. halkan ka dhegayso codka oo dhamaystiran.

 




C/raxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Obsiye2007@hotmail.com
Hargeysa,Somaliland