Marwada koowaad Maxaa Loogu Doortay
Wakiilka CARMMA?

 



 


Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dag aalka Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu ay xaqtah a y).

Badiba waxa dalkeena ka jira oo muddo soo jiitamaysay soona taxnayd rafaadka iyo dhibaa tada ay hooyada uurka lihi la kulanto wakhtiga dhalmada, iyadoo ay badanaaba dhacdo in h ooyooyin ka ku dhaqan dhulka miyigu ay yihiin kuwa ugu jilicsan ee ay la soo deristo dhiba atadaasi.

Haddaba waxa dhawaan hay’adda UNFPA ay (Goodwill Ambassador) wakiil buuxa u dooratay mar wada qaranka Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde inay noqoto qofka koowaad ee xil iska saarta inay haween weynaha Somaliland u hogaamiso sidii looga hortegi lah aa ee loo yarayn lahaa dhibta ay haweenkeenu la kulmaan wakhtiyada ad ag ee ay ku jiraan dhalmada ha joogeen miyi ama magaalabee.

Iyadoo ay geeridu xaq tahay, haddana waxa lagama maarmaan ah in aynu ka faa’iidaysano wak htigan la joogo nabadgelyada, wadooyinka isku xidha Tuulo, Degmo, Magaalo iyo Gobol ba  inaga o o haysana gaadiid la odhan karo hadda waxa uu marayaa halkii ugu sarraysay dalka oo waxaabu bedelay xoolihii iyo dhismayaashii marka tiradooda la eegayo.

Inagoo ka duulayna taasi waxa marag ma doon noqotay in weli haweenkeenu dayacan yihiin oo laga yaabo in magaalada dhexdeeda sida ka soo baxday daraasado la sameeyey ay ugu geeriyoo daan arrimo dhawra oo ay ka mid yihiin dhiig bax, dedaal la’aan, xil kasnimo loo nis beeyo wakhtiy ada qalliinka oo lala sugo saxeexa raga qaba haweenka ama la waayo meel lagala xidhiidho dhakh aatiirtuna ay u baajiyaan si ay eeda isaga duwaan madaamo masuulkii la waayey.

Haddaba, waxa dhawaan magaalada Hargeysa lagu qabtay barmaamij loogu magacdaray CA RM MA oo loo soo gaabiyey la dagaalanka dhimashada hooyada iyo dhalaanka wakhtiga foo sha, walo w ay geeridu xaq tahay.

Kaas oo loo doortay inay hogaamiso ama gadhwadeen ka noqoto marwada koowaad ee mad axw eynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, guud ahaan dalalka Afri ka hore looga hirgeliyey barmaamijkan loona doortay haweenka kaalmaha hore kaga jira horum arka bulshada ha noqdeen wasiirro ama marwooyin madaxweyneyaal u dha xaye.

Wakhigana waxa loo doortay inuu noqdo wakhti lagula tacaalo laguna cidhibtiro ama lagu ya ree yo xaaladaa qalafsan ee sababta dhimashada hooyada iyo dhalaanka, waana mida keen tay in ma rwo Aamina Weris loogu doorto hogaaminta barmaamijkan.

Haddaba, marwada oo arrintaa culayskeeda dareensan ayaa shacbiga iyo saxaafada ka da lbatay in si wada jira loogala shaqeeyo oo la gaadhsiiyo goobaha ka fog wacyigelinta ama ci ddii awood u leh inay shacbiga dardar geliso ay barmaamijkooda ku darsadaan qayb ka mida wacyigelinta hoo yada iyo dhalaanka lagu badbaadinaayo ILLAAHAY ayaa wax badbaadiyee.

 

 

By: Naasir Yuusuf Daahirmarwada