Markab wayn oo u soo rarnaa marsada wayn ee Berbera oo ay gacanta ku
dhigeen Budhcad badeeda Somali ahi.
Berbera (TNN)-Markaba Weyn Oo Qabsadeen Budhcad Badeedka Somaliyeed
Markab Weyn Oo Ah Nooca Xamuulka Qaada Oo Lagu Magacaabo Mv Layla-S
Oo Saaka Waabarigii Hore Maraay ey Gacanka Cadmeed Ayaa Waxaa Weerar
Ku Soo Qaaday Afar Doonyood Oo Ay Saarnaaye en Budhcad Badeed
Soomaaliyeed, Waxaana Ay Isku Wareejiyeen Markabkaasi Oo Ay La Soc
deen 16 Shaqaale Ajaanib.Waxana Markabkani Uu Siday Meceeshada Aad U
Tiro Badan Marka bkan Oo Ka Soo Baxay Dekeda Calamiga Ah Ee Dubai
Waxaanuu Markabkani U Soo Socday Dek eda Berbera
Hadaba Warar Xogagal Ah Oo Sheegaya Inay Budhacad Badeedasi Markabka
U Kexeeyen Meel La Yidhado Hobiyo .Markabkan Ayaa Waxaa Lahayd
Shirkada Lagu Magacabo Xabush Oo Sucu udiyaan Ah .Markabkabkii Lagu
Magacabi Jiray Maryam Star Oo Ahaa Markabkii Ku Dhex Gubt ay
Magalada Berbera Markabkan Oo In Badan Loo Haytay Dayn Oo Ay U
Haystay Shirkada O mar International Company, ayaa waxaa uu Sanad ah
ku Xidhnaa Dekeda Berbera. Hadaba S hirkada Omar Oo Fasaxday
Markabkan, ayaa waxaa uu Markabkani Dekeda Kadib Ku Soo Xidh ay 95
Jeer Oo Ka Danbeeysay Intii Uu U Xanibnaa Labtii Gubtay.
Hadaba Wakhtigaa ayaa ay ahayd
Markii ay Dalka ka talinaysay Xukumadii Riyaale Waxaana Dekeda
Mareeye ka ahaa Cali Cumar Maxamed ( Cali Xor Xor). Hadaba maxaa
markaste Keena Masibada nocaan oo kale ah ayaa Ganacsatadii Is
waydiinaysaa. Hadaba Shirkada Markaba Lahayd ayaa waxaay markii
alabtu ka Gubatay Dadkii Reer Somaliland, ayaa ku andoctay inan u
Shirkadu Ku Jiriin Ikshooran .Hadaba markabkana yaa ka Soo furdamin
doona budhcad Bad eeda.
Wariyaha Magalada Berbera
Cabdilahi Xuseen Cismaan ( Cabdilaahi Benson)
|