Mareeyihii Wargeyska Ogaal Cabdiwali Farax Jambir, oo Hargeysa ku geeriyooday
 




Hargeysa (TNN):- Inalilhi wa inaa ilahi raajucuun, waxa maanta magalada Harg eysa ku geeriyooda, Rabbi naxaristisa janno Fardawsa ha ka waraabiye, Maree yihii WargeysKA Ogaal Cabdiwali Faarax jambir,oo ka mid ahaa Rukumada Warb ahinta Madax banaan ee Somaliland.

Dhammaan Bahda Timacade News,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, ehelkii,asxaabtii,bahda Saxaafada iyo umada reer somaliland ee uu marxuumku ka baxaay.


Inalilhi wa inaa ilahi raajucuun,

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland