Majaro Habaabinta shacabka jamhuuriyada
Somaliland Iyo kulmiye

 




Marka hore Waxaan Hamabalyo Iyo Boogaadin u dirayaa xubnihii soo abaabulay Iyo Dh amaan Jaliyada Somaliland ee ku nool Carigan Ingriiska ee Mudaharaadkii Maalintii kham istii 2/3/17 ka dhacay magaalada London sida gobanimada leh uga qayb qaatay. Mudaharaadkaas oo ay ku muujiyeen dareenkooda Iyo siday ugu damqadeen dalkeena la dhaxal wareejiyay ee ciidamada shisheeye laga jiree yay.Runtii wuxuu ahaa kacdoon shacab oo ay kaga fal celinyeen dhibaatada ka dhalan doonta ciidamadaas dalka lagu soo daabulayo ee dhaqaalaha yar ee far guud kood ah la dhaaf saday Hantidii ma guurt ada ahayd ee qaranka jamhuuriyada Somaliland .

Mar labaadka Waxaan u soo jeedinayaa shacab weynaha Jamahuuriyada Soamliland in ay kacdoon Iyo Gadood adag kala hortagaan qawlaysatada sida diirta Iyo daaniyaha dalkeenii u halamsaday.

Dhanka kale Waxaan u sheegay xukumada kulmiye in ay ka Waan towdo boobka dalka a y ku hayso Ayax Iyo koronkor ayaad dalkii ku noqteen aan Waxaba reebayn . Waxaan kaloo u soo jeedinayaa xukumada kulmiye ee weli u dhaqanaysa siday ahaan jireen waa gii ay mucaarada ka ahaayeen. Waxaa intaas u dheer nugeyl badan cabanaan Iyo dulqa ad yaraan.
Waxaay ku darsadeen Digtaatooriyada, Caga jugleyn , cabudhin Iyo xadhiga joogta ah car juuqdhe oo Xukuumada Waxa ka sheeg Waa Run diid Iyo arin dimuquraadiyada ku lid ah
Waxay ilaaween markay mucaaradka ahaayeen hab dhaqankoodii Iyo Mudaharaadkii uu hor kici jiray Axmed Siilaanyo .(Ilowsho dhawaa ma Umul baa).
Kulmiye wuxuu itaal daradiisa shacabka ku Asqaysiiyaa si aanay ugu kicin Xisbiga Wadd ani Borobagaandaha uu ka fidiyo ee ah waxay la socdaan Somaliweyne Iyo Arimihii laga soo gudbay Gudoomiye Muuse Bixi marxaladaas aad ummada u sheegaysaan waxaad od han jirtay sanadadii 1993-1997 Miyaanay siyaasada aad ku ololaynaysa halkaas dhaafin eryadii Iyo weedhihii aad ku khalkhal gelin jirtay shacab inaad Ilaa Iyo maanta ku olole ysaa waxay dadku u arkayaan in aanad lahayn Barnaamij siyaasadeed ee aad weli halkii 1993 gii aad taagan tahay hadaf siyaasadeedna kaa maqan yahay ee Baddu shalay Gee b Noom taani. Sheeko kale keen Xisbiga Waddani Waa xisbi Qaran oo dhaafay waxaad u mmadda ku Jaha wareerinaysaan Qaliibka Iyo Nidaamka Beelaha Kulmiyana ku caano ma alay oo Waxa ku qaybsada.Jamal Cali Xuseen Waa kii sheegay in geelu iskugu kiin jiro.
Xisbiga Waddani Waa Xaq u Dirir Waa Xuquuqul qalin ka Dirir .
 

 


Mataan M Omar

Xoghayaha warbaahinta Waddani Uk

Sheffield .