Anaga oo ah Reer Maxamed Yuusuf Buux, waxaan halkaan mahad-naq balaadhan u ga direynaa dhammaan dadkii sharafta lahaa ee nala qaybsaday Murugadii geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Walaashayo alla ha u naxariistii Safiya Yuusuf Buux, oo Bisha 20-6-2011 Geeriyooday.

 

Waxanu sigaar ah ugu mahad-celineynaa dhammaan intii Tacsiyaha ku qoratay Mar eegaha, Intii Lugta noogu timd, intii Telefoonada soo dirtay iyo intii ay u suur toobi weydey ee niyada naga soo tacsiyeysey.



Walaalayaal dhammaantiin aad iyo aad ayaad u bahadsantihiin.

 



Reer Maxamed Yuusf Buux