Magacyada Wasiirro iyo masuulliyiin iska casilaya xilal Madaxweyne Silaanyo u magacaabay iyo kuwo qawaday xilalkii loo bedelay

 



Hargeysa(TNN):-Qaar ka mid ah masuulliyiintii Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Wa siirrada, Wasiir-ku-xigeenno iyo ku xilalkoodii meelo kale loo bedelay, ayaa la sheegay inay salluuge en xilalka loo magacaabay.


Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar, oo ku sugan dalka Suc uudi Arabia, ayaa la sheegay in Beeshiisu salluiugtay kursiga loo magacaabay, isla mark aana ma almaha soo socda shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Burco ay ku iftiim doonaan inaanay qaad anayn kursigaas, taasoo ku kelifaysa inuu xilkaas ka cudur daarto Wasiir Ku-xigeenka Wasaarad da Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar.

Warar shebekadda Berberanews heshay ayaa sheegay in Wasirro Madaxweyne Silaanyo ka qaa day xilalkii hore, una bedelay Wasaaraddo kale oo ay ka mid yihiin Wasiirkii hore ee Warf aafinta Abiib Diiriye Nuur (Timacad) oo lo bedelay Wasaaradda Wershadaha iyo Wasiirkii ho re ee Arri maha Debedda,  Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo isna loo magacaabay Wasiir ka Ganacsiga iyo Maalgashigu qawadeen Wasaaraddaha loo magacaabay.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Debedda, ayuu Madaxweyne Silaanyo u bedelay wasaaraddda ganac siga, taasoo u qaadan waa ku noqotay. Warku wuxuu intaa ku daray in abadan Wasiir  Abiib Tma cad iyo Wasiir Maxamed , ay ka fiirsanayaan xilalka loo bedelay oo ay mooraal jab ka qaadeen.
 

 

Xigasho: Berberanews