Magaalada Gabiley Oo Maalintii Labaad Roob Ka Da,ayo iyo iskuulada waxbarashada iyo isu socodka gadiidka Oo Hakadgaley

 


Dhinac kale waxaa iyaguna hakad ku yimid xafiisyada dawlada, wallow qaarkooda ay furnaayeen, roobkani ayaa dhamaan si siman uga daayey degmooyinka kala duwan ee Gobolka Gabiley.........


Gabiley (TNN):- Guud ahaanba waxaa labadii maalmood ee u danbeeyey ka da,ayey gobolka gabil ey roobab waaweyn oo aan kala go, alahayna, waxaa dhamaan xidhnaa suuqa faras magaalaha ugu weyn magaalada gabiley.

Iskuulad waxbarashada ayaa igayuna aan la tagin roob faro badan oo da,ayey awgeed, waxaaney dadweynuhu ku sugnaayeen guryahooda, oo aaney tagin goobihii shaqada.

Dhinac kale waxaa iyaguna hakad kuyimid xafiisyada dawada wallow qaarkooda ay furnaayeen, roobkani ayaa dhamaan si siman uga da,ayey degmooyinka kala duwan ee magaalada gabiley, sida ay noo xaqiijiyeen maayerada degmooyinka oo aanuxidhiidh lasameyn ayaa noo xaqiijiyey inaanu roobkani geysan waxkhasaaraha .Magaalada gabiley ayaaney maanta soo galin waxa gaadid ah oo ka yimid degmooyinka kala duwa n, waxaa dhamaan istaagey caanaha iyo khudrada loo iibkeeno magaalada gabiley.


Dooxa weyn ee degmada arabsiyo oo ad u socdey manta ayaa isaguna xidhey boqolaal gaadiid ah oo u kala gooshayey caasimada Somaliland iyo gobolada galbeedka Somaliland.
Si kastaba ha ahaatee roobkani ayaan haba yaraatee aan geysan waxkhasaaraha ah, isla markan ah rooobku cusub gobolada somailand
 

 


c/raxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Obsiye2007@hotmail.com
Gabiley ,Somaliland