Qarax ka dhacay Bartamaha Djibouti


 

Djibouti (TNN):-Qarax lala beegsaday makhaayad ay wax ka cunaan dadka ree r Galb eedka ee degan Djibouti, ayaa waxaa ku dhintay 3 qof, 15 kalena way ku dhaawacm een.

Wasaaradda arrimaha dibedda Djibouti, ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaraxan ay fuliyeen nin iyo naag xijaab qabta oo ka yimid Soo maaliya.Ilaa hadda cidna ma sheegan inay qaraxaasi ka danbeeyeen.

Djibouti waxay ka mid tahay dalalka ciidamada u diray Soomaaliya, kuwaasoo dagaal kula jira ururka al-Shabaab.Sidoo kale Djibouti waxaa ku yaalla saldhig yo military oo ay leeyihiin ciidamada Maraykanka iyo kuwa Faransiis.
 

 


Source: VOA