Madaxweyne Somaliland oo  Tacsi u diraya eheladii Marxuun Aadan Cabdi Abyan (Aadan Cade)
 

 

 

 

Taariikh:26 August,2011



Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MUJAAHID AADAN CABDI ABYAN (AADAN CADE) oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee SNM, MARXUUMKA oo ku geeriyooday Cariga in giriiska.






Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno k a waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Soma liland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.











IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJUCUUN



Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.