TACSI MADAXWEYNE

 


 

 
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxd ay Marxuuma Faadumo Axmed Ciise oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa 2 9/06/ laguna aasay Xabaalaha Naaso hablod, isaga oo madaxweynuhu ka qay bgalay aaskaasi.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumada ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Jann o ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Sa mir iyo Imaan ka siiyo.


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL