Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Dalka Dib Ugu soo Labtey iyo Dadweynaha Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweyn Diiran Ku Qaabiley wajaale ilaa Cabula

 



Markii madaxweynuhu soo gaadhay degmada togwajale waxaa ka hortagey boqolaal dadw eyne ah oo ruxayey calanka Somaliland iyo maamulka gobolka gabiley...... .Daawo sawiro aad u tiro badan


Tog-Wajaale (TNN):-Waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland axmed maxamed maxamuudsiilaanyo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey dalka ka dib markii ay malintii shaley socdaal ku tageen xarunta dwlada deegaanka somalida itoobiya ee jigjig, halkaasi oo ay manta ka dhacay malinta shuccuubta qoomiyadaha itoobiya


Markii madaxweynuhu soo gaadhay degmada Tog-wajale waxaa ka hortagey boqolaal dad weyne ah oo ruxayey calanka Somaliland ,waxaan waftiga loo soo galbiyeydhinaac iyo ma gaalada Gabiley oo ay ku sugnaayeen wasiiro ka tirsanaa xukuumada siilaanyo iyo dadwe yne aad u tiro badan, waxaan loosii galbiyey caasimada Hargeysa
 

 

 

 

 

 

 


C/raxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Obsiye2007@hotmail.com
002524499918
Gabiley ,Somaliland