WAR SAXAAFADEED




Waxaan aad iyo aad kuugu mahadinaya aynu wada shaqaynaynay, hawlaha qaranka ayey tahay dabcigeed inay meerto noqoto oo marba cid haan  kar to loo dhiibo.

markan Arkay, Cabashooyin badan oo masuuliyiinta ugu sareysa  Wasaar ada Warfaafintu kaa soo gudbiyeen, iyadoo horena Wasaaraddii Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee aad Agaasimaha Guud ka ahayd Wasiirkeedu ay  Cab ashooyin tan la mid ah kaasoo gudbisay.


Markaan Arkay in aad Caadaysatay in Madaxda kaa sareysa aanad wax  wa da shaqayn ah la yeelan karin, oo aad nidaamkii dowladnimo ee ku dhisna  k ala dambayn iyo wada shaqaynta aad dhinac martay, iyadoo markii aan kaa soo bedelayey Wasaaradii horena aarn rajaynayey inaad bedelayso  dhaq ankaasi, laakinse aan ogaaday inaanay waxba iska kaa bedelin, Sidaa  dart eed waxaan gartay in aan kaa qaado Xilkii Agaasime-nimo ee Wasaaradda Warfaafinta, Kuuna Madax baneenyo Dahanaga Shakhsiga ah.


Mudane, waxaan kaa rajaynayaa sidii horeba xilka lagugu wareejiyey in aad si niyad sami oo kalsooniya aad si ku meelgaadh ah ugu wareejiso Agaasimaha Idaacadda Radio Hargeysa, Md Maxamed Siciid Muxumed.



Alla Mahad leh

 


Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL