Madaxweyne Rayaale oo Casho Sharaf u Sameeyay Qurba jooga Bahweynta UDUB

 


Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay qasriga Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf qurba jooga bahweynta Xisbiga UDUB ee ka kala yimid daafaha dunida.

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay , waxa ka qayb galay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , Marwada koowaad ee Qaranka Marwo Huda Barkhad Aadan, Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Mudane Jaamac Yaasiin, Wasiiro, Qurba jooga Xisbiga UDUB iyo Marti sharaf kale.

Somalilandnation