Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf  Ya asiin oo sheegay In Ay haboonaan Lahayd In Ay Somaliland Wada Hadalo La Gasho Dawladd Shacabka Somaliya Soo Doorteen

 



“ Wada hadalku waxa uu ku macaan yahay marka Koonfuri dhisato.............


Hargeysa (TNN)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ay aa sheegay in ay haboonaan lahayd in xukuumadda Somaliland wada hadal la gasho mark a la helo dawladd shacabka Somaliya soo doorteen si ay uga wada hadlaan danahooda mustaqbal.



Madaxweyne ku xigeenka oo maanta warbaahinta ugu waramayey hutel Guuleed ee Mag aalada Hargeysa ayaa waxa uu yidhi isaga oo aragtidiisa ku wajahan wada hadalada So maliland iyo Somaliya



“ Wada hadalku waxa uu ku macaan yahay marka Koonfuri dhisato baarlamaan la soo doo rtay , Madaxweyne la soo doortay oo dadka matalaya , waxa oo nuxurku imanayaa mark a nin shacabka matalaya yimaado , Somaliland baaralamaankii way dooratay Madaxweyn ihii way doortay , oo weliba Madaxweynayaal ayaa isbadelay, laabatnkii sanno ee la soo dhaafay dawlada shaqaynaysa yaynu ahayn.”

 

 

 


Sacad Muse Cabdi
Timacade News Desk
Hargeysa,  Somaliland