Madaxweyne Axmed Siillanyo ayaa Maanta Xadhiga ka jar ay Kuliyada Cusub oo lagu tababari doono Ciidanka Qaranka Somaliland
 


Kuliyaddan oo ku taala Duleedka Darar Weyne ayaa Waxa Hadalo ka jeediyey Madaxweyn aha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo + sawiro ..........

Darar-weyne(TNN)Madaxweynaha Somaliladn Md.Axmed Siillanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Kuliyada Cusub oo lagu tababari doono Ciidanka Qaranka Somaliland ee dhawaan qaa tay Darajooyinka.

Kuliyaddan oo ku taala Duleedka Darar-weyne ,ayaa waxa hadalo ka jeediyey Madaxwey naha Somaliland ,Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo, Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaciil Shaqale, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Wasiirka Gaash andhiga iyo Saraakiil Sarre.

Madaxweynaha Somaliland oo ugu horeyan ka hadlay halkaasi ayaa sheegay in ay soo dha weynayaa Tababarkan Cusub ee loo furayo ciidanka Qaranka Somaliland ee ah Kuliyada Sa raakiisha.Wasiirka Gaashandhiga ee Somaliland Md.Cadami oo isaguan halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Kuliyadan saraakiisha lagu bari doono hab dhaqanka Darajooyinkii ay qaat een
 

 


Timacade News Desk
Hargeisa,Somaliland