Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray qoyska Marxuum-Axmed Muuse
Cabdi
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii
Janno ka waraabiy o, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu
ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,
iyo Asxaabtii, uu ka baxay Marxuum Axmed Ciise Cabdi oo ku
geeriyooday 28.12.2013 magaalada hargeysa laguna aasay maan ta,
marxuumka oo beryahanba xanuun u jiifay kana mid ahaa odayaasha waa
weyn ee dal ka.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii
Janno ka waraab iyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu
ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
|