Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigey De ka da Lughaya iyo Dadweynaha oo soo dhaweyn diiran ku qaabiley


 

 


waxaanu madaxweynuhu u riyaaqay soo dhaweynta ay ku qaabileen dadweynaha reer lugahay a.........+........ Halkan ka Daawo sawiradan


Lughaya (TNN);-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaa nyo iyo weftigii miisaanka lahaa ee uu hogaaminaayey oo ku guda jira Maalintii labaad Socd aalkoodii shaqo ee Gobolada Awdal iyo Selel ayaa saaka waxa uu la quraacday Dadweynah a Magaalada Saylac, kadibna waxa uu madaxweynuhu dhex-lugeeyey Magaalada Saylac, isaga shacbiga reer Saylac kula hadlay goob-fagaare ah, kulankaasi ka


dibna madaxweynuhyu waxa uu halkaasi ka sii ambaqaaday socdaalkiisii ahaa u kuurgelida iyo ka warhaynta Shacbi weynaha Gobolada Awdal iyo Selel isaga oo saacadu markay aha yd 1:30PM ku soo beegmay Lughaya oo uu madaxweynuhu kala

kulmay soo dhawayn aan loo kala hadhin hadii ay tahay Cuqaal, Sulaadiin, Culimo awdiin, Xil dhibaano, Masuuliyiin.Isaga oo madaxwweynuhu soo dhawayn taasi kadibna dhagax-dhig ay Deked ay yeelan doonto Lughaya.
 


Cabdiraxman Xaaji
Timacade News Desk
Obsiye2007@hotmail.com
Lughaya,Somaliland