Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo oo la kulmaya Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska

 



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo w afti uu hoggaaminaayo, oo ka kooban Golihiisa Wasiirada iyo sarakiil kale, ayaa kulan la yeelan aaya Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Waddanka Ingiriiska, oo ah wad danka ay ku dh aqan yihiin Jaaliyada ugu badan ee dalka dibadiisa kaga maqan Somaliland.

Kulankan Madaxweynaha oo dhacaaya maalinta Jimcaha ee bishu tahay 19/4/2013, waxaa loo diyaariyay Goob ballaadhan oo la filaayo inay ka soo qayb galaan badi dadweynaha ku dhaqan waddanka Ingiriiska.

 


Goobta address-keeda oo dhan ayaa ah:


Mermaid Centre
London.
EC4V 3DB.



Wakhtiga uu kulanka Madaxweynuhu bilaabmayo ayaa ah 7pm.