Madaxweynaha Somaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siil aanyo),oo
xafiiskiisa ku qaabiley weftiiyo ka socday Midowga Yurub iyo
Ingiriiska.

Hargeysa (TNN):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland
Mudane Axmed Maxamed Silaan yo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti
balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leey ahay Dalka
Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION.
Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha
Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha
gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, W asiirka Gaashaandhiga,
Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madax weynaha.
Waxaana kulanka ka dib ka hadlay wasiirka arrimaha Dibeda Somaliland








 |