Madaxweynaha oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Guud ee Dalxiiska, Mid Cusubna Magacaabay

 

Tuesday, 24 November 2009 Hargeysa (Timacade News )-Madaxwey na ha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa  ma anta uu xilkii ka qaaday Agaasimihii hore Wasaarada Dalxiiska  Hidaha iyo Dhaqanka Mudane Xasan Ismaaciil Xassan, isla markaana waxa uu u magacaabay Agaasime cusub.


Madaxweynuhu isagoo tixglinaya ahmiyadda dhismaha Qaranka ay  Wa saaradaasi u leedahay iyo hufnaanta iyo kartida aqooneed ee uu  leey ahay mudane Axmed Maxamed Xasan waxa uu amray inuu noqdo  agaa simaha Guud ee Wasaarada Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka JSL isagoo ku amray in uu xilkaa kala wareego agaasimihii guud ee xilka laga  qaad ay, laga bilaabo maanta oo bishu tahay 24/11/2009, Allaa Mahad Leh

 

 

Siciid Canaadi Mooge