Madaxweynaha oo Maanta Soo Saaray Xeerka Dhaqan ga lka,Wax ka bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha

 



Hargeysa (TNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale  Kaa hin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqank galka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004

Madaxweynuhu markuu Arkay qodobada 90-aad iyo 75-aad ee dastuurka JSL, isla  marka ana uu helay go’aanka golaha wakiilada, go’aan No: GW/KF-10/474/2010 ee ku  taariiha ysan 31/01/2010 iyo go’aanka golaha Guurtida, Go’aan No: GG/JSL/G-2/07/2009 ee ku taariikhaysan 27/07/2009, ayaa waxa uu soo saaray Digreeto No: 0431/03/2010 oo lagu baahinayo dhaqan galka wax ka bedelka iyo kaabista Xeerka shaqaalaha rayidka ah Xeer No: 31/2004.





Allaa Mahad leh,





Siciid Cadaani Mooge

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL