Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo la kulmay Raiisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya,Raila Odinga

 


Nairobi (TNN):- Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane, Muse Biixi Cabdi,aya a waxaa kulan booqasho ah ugu yimid Hotelka uu ka degan yahay magaalo madaxda Dalka Kenya ee Nairobi,Raiis al Wasaarihii hore ee dalka Kenya,ahna Ergeyga gaarka ah ee Midawga Afrika u qaabilsan horumarinta kaabayaa sha dhaqaalaha,mudane Raila Odinga.