Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Axmed Maxamed Maxa muud (Silaanyo0,ayaa Qasriga Madaxtoyada Qado sharaf ugu sameeyey Hogaanka Xisbiga iyo Ganacsatadii Xalinta Musharaxnimada Xisbiga dhexdiisa ku guulaystay.