TACSI MADAXWEYNE

 

 


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ciidanka Asluubta JSL, sidoo kale waxa uu ka tacsiyadaynaa Ehel kii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, Geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer MARXUUM JAAMAC AXMED QODAX, (JAAMAC DHE EG) oo ku geeriyooday Dalka Ehtiopia 22/07/2012.



Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka wa raabiyo, Ciidanka Asluubta JSL, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacb iga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.





IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Cabdilaahi Maxamed Daahir

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.