Madaxwayne Siilaanyo oo Shacbiga Somaliland ugu Hamb alyeeyay
bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan
ILLAAHAYna waxa uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash &
Barwaaqo ku gaadhsiiyo,
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu
Shacbiga Som aliland Meelkasta oo ay Joogaanba Dalka Guddihiisa &
Debediisaba ugu Bushaararaynaa ugu na Hambalyeynayaa Bisha
Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay ILLAAHAYna waxa uu ug a Baryayaa
inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa
kale oo madaxwaynuhu uu Dhambaalkan mid la mida u Dirayaa Shucuurta
islaamka ee Caalamka oo dhan.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
ALLAA MAHAD LEH
|