MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng.
Maxamed Cali Muse
iyo ka dhamma an
Bahda Timacade News Network (TNN)
, ee ku kala sugan dunida dac alade eda,waxaanu tacsi
tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u dira ynaa,
qoyskii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii ,Golaha D egaanka ee Magaalada Hargeysa
& shacabka
Somaliland,geerid ku tim id
walaalkeen,Maayarkii
Magaalada Hargeysa,marxuum,Enginner
Yuusuf Warsame Siciid
,oo ku ku geeriyooday
Cusbitaal
ku yaalla
Dalka
Imaaraa tka Carabta.
Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,Engineer
Yu usuf Warsame Siciid,
naxariistii
janno Fardawsa
ka waraabiyo,
danbi dha afna u
fidi yo,
iilka u nuuro
,
neecaw udgooniyo
, ku siiyo
nar uuro,
dham maanteena samir iyo iimaan innaga siiyo,
aamiin
aamiin,
aamiin.
Maamulka
Timacade News
Network
TNN
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
Suldaanka Guud
ee
Beel weynta Subeer Awal,Suldaan
Xasan Suldan Cab dilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan
Diiriye, oo tacsi tiiraanyo leh u di ray ehelkii iyo qaraabadii
uu ka baxay
Maayarkii
Magaalada Hargeysa, m arxuum,Engineer
Yuusuf Warsame Siciid
,oo ku ku geeriyooday
Cusbitaal
ku yaalla
Dalka
Imaaraatka Carabta.
Suldaan Xasan ,wuxuu
ilaahay uga baryey inuu marxuumka,Engineer
Yuu suf Warsame Sicii d
,janno
Fardawsa
ka waraabiyo,dhammaanteena sam ir iyo iimaan ka siiyo,aamiin,aamiin.
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Suldaanka Guud
ee
Gobolka Gabiley
,Suldaan
Ismaaciil Suldaan Cabdira xman
, oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii iyo qaraabadii
uu ka baxay
Maayarkii
Magaalada Hargeysa,marxuum,Engineer
Yuusuf Warsame Sicii d
,oo ku ku geeriyooday
Cusbitaal
ku yaalla
Dalka
Imaaraatka Carabta.
Suldaan Ismaaciil ,wuxuu
ilaahay uga baryey inuu marxuumka,Engineer
Yuusuf Warsame Sicii d
,janno
Fardawsa
ka waraabiyo,dhammaanteena samir iyo iimaan ka siiyo,aamiin,aamiin.
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
TACSI Tiiraanyo leh.
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.
قال تعالى :"يا ايتها النفس المطمئنه ارجعي الي ربك راضية
مرضية فادخلي في عبادي وادخلي جنتي
Alla ha u naxariisto
Eng. Yuusuf Warsame
Siciid-
Duqii
Caasimadda Soma liland oo xalay ku geeriyooday Abu Dhabi
Anigoo ku hadlaya magacayga, kan qoyskayga iyo kan
hawl-wadeennad a
Safaaradda
Somaliland ee UK,
waxan geerida naxdinta leh ee Mayor-ka ka
tacsiyadaynayaa qoyska reer warsame Siciid iyo shacbi
weynaha Somaliland.
Ilaahay Eng.
Yuusuf
Jannatal Ferduus hoy ha ka siiyo dhammaanteenna samir
iyo iimaan ha innaga siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin
Cali Aadan Cawaale
Wakiilka
Somaliland ee UK.
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Hay'adda samo-falka
ee Tog-wajaale
Foundation
(TWF),waxay tacsi
tiir aanyo , murugo iyo xanuun badan leh u dira ynaa,
qoyskii, ehelkii , qaraa badii, xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii ,Golaha D egaanka ee Magaalada Harg eysa & shacabka
Somaliland,geerid ku tim id
walaalkeen,Maayarkii
Ma gaalada Hargeysa,marxuum,Enginner
Yuusuf Warsame Siciid
,oo ku ku geeriyooday
Cusbitaal
ku yaalla
Dalka
Imaaraa tka Carabta.
Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,Engineer
Yu usuf Warsame Siciid,
naxariistii
janno Fardawsa
ka waraabiyo,
danbi dha afna u
fidi yo,
iilka u nuuro
,
neecaw udgooniyo
, ku siiyo
nar uuro,
dham maanteena samir iyo iimaan innaga siiyo,
aamiin
aamiin,
aamiin.
Tog-wajaale
Foundation
(TWF)
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
• Xasan
Maxamuud Cige, Amina Aw Jaamc Muumin iyo caruurtooda
•
Aabo Cali
Muse Cilmi
•
Hooyo Cadar Aden Diriye
•
Fosiya Jaamac Tukaale
• Amina
Cabdi Cisman
•
Axmednasir Cali Muse
• Maxamed
Cali Muse & Xaaskiisa
• Cabdirisaaq
Cali Muse (Shiine)
& xaaskiisa
waxay tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka
baxay
Maayarkii
Magaalada Hargeysa,marxuum,Engineer
Yuusuf Warsame Sicii d
,oo ku ku geeriyooday
Cusbitaal
ku yaalla
Dalka
Imaaraatka Carabta.
Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,Enginner
Yu usuf Warsame Siciid,
naxariistii
janno Fardawsa
ka waraabiyo,
danbi dha afna u
fidiyo,
iilka u nuuro
,
neecaw udgooniyo
, ku siiyo
nar uuro,
dham maanteena samir iyo iimaan innaga siiyo,
aamiin
aamiin,
aamiin.
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Dhammaan dadka magac-yadood hoos ku qoran yihiin waxay
tacsi tiira
anyo leh u
dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay alla ha u
naxarii stee
Maxuum Eng Yuusuf Warsame Said
oo habeen xalay ku geeriyooday wadakaImaaraadka Carabta,
waxay ilahay uga baryayaan inuu Maxrxu umka naxariistii
janno ka waraabiyo dhammaanteena sabmir iyo iimaan ianga
siiyo. amiin.
1- Maxamed Cali Samater iyo Xaaskiisa
2- Maxamed Yuusuf Buux iyo Xaasikiisa
3- Amiin Cali Xasan Iyo Xaaskiisa
4- Kayse Adan Xaashi iyo Xaaskiis.
5- Osmaan xaaji Cali iyo Xaaskiisa
6- Abdi Xuseen bowda yare
7- Cabdiqaadir Cusmaan iyo Xaakiisa
8- Abdi Maxamed Yuusuf iyo Xaaskiisa
9- Maxamed Maxamuud Ileeye (Zweys) iyo Xaaskiisa.
10-Saadiq Macalin Xasan iyo Xaaskiisa
11-Maxamed Cadhoole iyo Xaasikisa.
12-Xassan Cawaadle iyo Xaaskiisa.
13-Maxamed Ibrahim Weerar
14-Maxamed Cabdi Ismaciim
15-Maxamed Xoogsade iyo Xaaskiisa
16-Cali Xaruuri iyo Xaaskiisa.
17-Omar Suldaan iyo Xaaskiisa
18-Omar Cabdilahi (China).
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
TIRAANYO
LEH-
Innaa lilaahi wa inna ileyhi raajicuun; geeridu waa xaq,
Ilaahayna waa Xaqii qaate,
Dhammaan dadkan Magacyadoodu hoos ku xusan yihihiin
waxay tacsi u dirayaan Qoskii, Qaraabadii, Eheladii,
Asaxaabtii u ka geeriyooday Allah ha u Naxariiste
Yussuf Warsame Saeed
Guddoomiyihii Golaha Deegaan ka magaalada Hargeisa oo
shalay oo bishu ahayd
07-04-2013
ku geeriy ooday
magalada Dubai,
Isutagga Imaaraadka Carabta.
Ilaahay waxaynu marxuumka uga baryayaan inuu
jannat-ul-firdoos ka
waraabiyo;
qowskiisiina samir iyo iimaan eebe ha siiyo.
Ahmed Ali Ibrahim
Ahmed Yussuf Duale
Abdifatah Ahmed Yussuf
Hassan Abdi Mah
Aden Abdillahi Hanfi
Abdi Hussein Isse
Dr. Mohamed Ahmed Rabi
Deeq Abdi Gurey
Abdillahi Hareed
Mahdi Muhumed Nour
Mohamed Mohamed Liban
Ahmed-Qani Samater
Mohamed Ismail Beergeel
Dr. Aden Ismail Beergeel
Mohamoud Hussein Wais
Mohamed Isse Gheele
Ahmed Mouse Meygag
Ali Haji Yussuf Muhumed
Abdirashid Hassan Ahmed
Mohamed Elmi
Sheikh Abdirahman Hashi
Ahmed Aden Bakal
Aden Muhumed
Mohamed Hassan
Mohamed Abdillahi Warsame
Abdi Mousa Meygag
Aden Dahir Barkhad
Saeed Bouni Younis
Abdillahi Hassan `Shaarubaale¨
Jamal Mohamed Mousa
Abdilqadir Aden
Mukhtar Muhumed
Mohamed Ali Warsame
Ali Yussuf Hildeed
Ibrahim Essa Hildeed
Mohamed Nour Howsi
Abdirezaq Nour Howsi
Abdirahman Osman Yussuf
Mohamed Yussuf Ahmed
Ahmed Haji Mohamed
Hassan Osman Abdi
Adam Mohamed Egeh Abdi
Hassan Abdillahi Hassan
Abdiraheem Abdillahi Hassan
Abdikareem Abdillahi Hassan
Mukhtar Dahir Madar
Ahmed-khan Mohamed Meygag
Mohamed Abdillahi Assuro
Mohamed Yussuf Duale
Hussein Bareh Yussuf
Ahmed Abdilllahi Ismail
Yussuf Hassan `46``
Mohamed Aw Osman Nour
Mohamoud Olhaye Habashi
Mohamoud Gas
Saeed Hassan Ali
Abdi-sacad Dacar
Mohamed Nour Dualeh
Fonsi Abdillahi
Ahmed Ismail Meygag
Abdirezaq Hassan Adam
Abdiked Ibrahim Aden
Awil Adam Mohamed
Abdirasheed Ali Hassan
Ahmed Ali Hassan
Omar Hassan mohamoud
Yassein Abdillahi Elmi
Abdi Mohamed Hassan-Raabe
Shuaib Abdillahi Hussein
Rashid Ahmed Osman
Mohamoud Abdillahi Osman
Mohamed Abdillahi Jireh
Hassan Abdillahi Jireh
Kamal Ali Jirel
Mohamed Tani Dualeh
Ahmed Ali Dualeh
Abdilqadir Abdillahi Mohamoud
Abdi Mohamed Essa
Saeed Adan Mousa
Ibrahim Ali Osman
Dr. Kendiid Ali Hassan
Mohamed Osman Ali
Ahmed Mohamed-Sanyare
Eng.Mohamed Abdillahi Nur
Hassan hussein Migane
Ali Abdi Jama (Ali Jackson)
Mukhtar Abdillahi Nur
Kendiid Ali Amman
Hussein Liban
Abdi Ismail Ibrahim
Dr. Mohamoud Sheikh Tani
AbdirezaqIsmail Aden
Abdillahi Hassan
Abdillahi Ali Elmi
Hassan Osman
Mohamed Meegane Nour
Ahmed Meegane Nour
Abdillahi Ali Jama
Ibrahim Hassan Warsame
Muse Jama ( Muse Casood)
Mohamed Yusuf Ali
Ahmed Abdillahi (Gadhle)
Mustafe Hussein
Abdi Fatah Ahmed Mohamed
Farhan Abdilahi Elabe
Cabi M. Mohamud Omar Hashi
Abdirahman Yusuf (Anis)
Mohamed Ibrahim Qalinleh (Ciro Side)
Mohamud Khayre
Mohamed jama nuur
Cali Cabade
Ibrahim Mead
Abshir Nur Omar
Abdiqadir Muhumed Mah
Abdi Ismail (Dhamac)
Abdi Kayd Sahardid
Abokor Ibrahim Mohamed
Ahmed Mohamed Suleiman
Ahmed Nasir Mohamed
Ahmed Yassin Mohamed
Eric Raymond
Hassan Osman Guleed
Ismail Hersi
Osman Hashi Awad
Hassan Adami(Cadami
Awale Abdirahman Mohamed
Abdirahman Batun
Ahmed Abdi Guleed
Yousuf Ahmed Absiye
Yousuf Jabouti
Dahir Mohamed Rageh
Mohamed Osman Ahmed
Ismail Yamakama
Mursal Odowa
Hussein Garage
Mohamed Ahmed H. Elmi
Abdirahman Kuwaiti
Mohamed Ali Hersi(Deeq)
Mohamed Osman Hashi
Mohamed Ali Egeh
Warsame Ali Egeh
Abdirahman Yousuf Osman
Ali Yousuf Osman
Ali Hassan Awale
Nasir Hassan Awale
Jamal Abdirisak (Jayna'ade
Abdirizak H. Ibrahim Jayna'ade
Mohamed Ibrahim Gamoute
Anwar Omar Kujoog
Jama Awl
Mohamed Ali Kostin
Ali Ibrahim Awale
Abdiqani Hussein Egal
Ahmed Mahdi Nour
Liban Ali Yussuf
Ismail Sheikh Omar Muhumed
Ahmed Ali Ibrahim
Hassan Osman Abdi
Adam Mohamed
Omar Mohamed
Abdirashid Hassan Ahmed
AbdiHakim Mohamed Abdillahi
Mousa Nour Duale
Ahmed H. Mohomed
Ahmed Ismail Meygag
Abdirezaq Hassan Adam
Abdi Ibrahim
Awil Adam Mohamed
Abdirasheed Ali Hassan
Ahmed Ali Hassan
Omar Hassan mohamoud
Yassein Abdillahi Elmi
Abdi Mohamed
Saeed Adan Mousa
Ibrahim Ali Osman
Dr. Kendiid Ali Hassan
Mohamed Osman Ali
Eng.Mohamed Abdillahi Nur
Hassan hussein Migane
Ali Abdi Jama (Ali Jackson)
Mukhtar Abdillahi Nur
Kendiid Ali Amman
Hussein Liban
Ibrahim Hassan Warsame
Muse Jama ( Muse Casood)
Mohamed Yusuf Ali
Ahmed Abdillahi (Gadhle)
Mustafe Hussein
Abdi Fatah Ahmed Mohamed
Farhan Abdilahi Elabe
Cabi M. Mohamud Omar Hashi
Abdirahman Yusuf (Anis)
Mohamed Ibrahim Qalinleh (Ciro Side)
Mohamud Khayre
Mohamed jama nuur
Cali Cabade
Ibrahim Mead
Abshir Nur Omar
Abdiqadir Muhumed Mah
Abdi Ismail (Dhamac)
Abdi Kayd Sahardid
Abokor Ibrahim Mohamed
Ahmed Mohamed Suleiman
Ahmed Nasir Mohamed
Ahmed Yassin Mohamed
Eric Raymond
Hassan Guleed
Ismail Hersi
Osman Hashi Awad
Hassan Adami(Cadami
Awale Abdirahman Mohamed
Abdirahman Batun
Ahmed Abdi Guleed
Yousuf Ahmed Absiye
Yousuf Jabouti
Dahir Mohamed Rageh
Mohamed Osman Ahmed
Ismail Yamakama
Mursal Odowa
Hussein Garage
Mohamed Ahmed H. Elmi
Abdirahman Kuwaiti
Mohamed Ali Hersi(Deeq)
Mohamed Osman Hashi
Mohamed Ali Egeh
Warsame Ali Egeh
Abdirahman Yousuf Osman
Ali Yousuf Osman
Ali Hassan Awale
Nasir Hassan Awale
Jamal Abdirisak (Jayna'ade
Abdirizak H. Ibrahim Jayna'ade
Mohamed Ibrahim Gamoute
Anwar Omar Kujoog
Jama Awl
Mohamed Ali Kostin
Ali Ibrahim Awale
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Guddoomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Reer Somaliland ee
Imaaraadka Ca rabta oo Tacsi u diraya Geerida Ehelkii,
Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka bax ay Maayarkii Hargeysa
Guddoomiyaha Guud ee
Jaaliyadaha
Somaliland ee Imaaraadka Carabta
Xaashi Xandulle Ducaale oo Tacsi u diraya shacbiga
Somaliland, gaar ah aana isaga oo ku hadlaya Af-ka
Jaaliyadda waxaa uu Tacsidan gaadhsii nayaa Qoyskii,
Qaraabadii iyo shacbiga Somalilandeeuu ka baxay. Isagoo
ka Tacsiyadaynaya geerida ku timi Maayarkii Hargeysa
Eng: Yuusuf
Warsame Siciid
oo ku
geeriyoodayAbu-dabai.
Xaashi Xandulle waxa kale oo Tacsi taas la mid ah u
dirayaa Golaha Deegaanka Hargeysa ee uu Marxuum Yuusuf
Warsame Siciid ka baxay isagoo sheegay Yuusuf warsame
inuu ahaa Enginer Horumar ku soo kordhin lahaa Hargeysa
hase yeeshee tii Alle u timi.
Inaa
lilaahi wa inaa illayhi raajicuun
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
TACSI TIIRAANYO LEH
Annaga oo ah
bahwaynta Kulmiye
ee UK
gaar ahaan
Magaalada Bristol
waxa aannu Tacsi u diraynaa Geerida Naxdinta leh eku
Timid Marxuun
Yuusuf Warsame
Siciid oo
Shaley ku Geeriyooda Dalka Imaaraadka Cara bta oo Ahaa
Mayorka Caasimada Somaliland ee Hargeysa waxaan ilaah ay
uga baryeynaa Dhamaan golayaasha qaranka ee Somaliland
Iyo Shac abka Somaliland iyo
Reer Warsama Siciid
iyo Caruurtii
iyo xaaskii
Marxu unku
kabaxay Samir iyo Iimaan In Ilaah Idinka siiyo Amiin
Amiin Marxuu nkana ha ka waraabiyo Janadii Fordawsa
Amiin Amiin. Marxuunka oo Sh aley ku Geeriyooday Dalka
Imaaraadka Carabta.
1) Maxamed Xaashii Bacado Gudoomiye Kulmiye Kulmiye
Bristol uk
2) Cabdixakiim Qootaali
3) Axmed Aadan Mooge
4) Xuseen Axmed Caydiid
5)inj Mahamoud Mohamed Bidde
6) Hanad Jaamac Yaasiin
7) Ciise Maxamuud Caydiid
8) Ahmed Cumar Xasan
9) Cabdisalaan Cali Cabdi
10) Aadan Cumar Xasan
11) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin
12) Rashiid Maxamed Cilmi
13) Maxamed Cabdi Fahfahle
14) Xasan Yusuf Siiciid
15) Cali Daahir Siiciid
16) Yuusuf Warmahaye
17) Mukhtar Xasan Xaashi
18) Maxamed Cali Good
19) Cabdi Gamuute
20) Cumar Siyaad Cabdillahi
21) Haybe Cali Guun
22) Khaliif Maxamed Cabdi
22) Mahamed Adan Cumer (m dhere)
23)Hassan Ali Amaan
24)Yuusuf Maxamedcade
25)Siciid Calihakaale
26)Faysal Maxamed Badaawi
27)Maxamed Kowsaar Yuusuf
28) Cabdillaahi Caydiid
29) Caydaruus Keyse
30)Keyse Cabdi Caliwayd
31)Ali Mawliid Aw Ali
32)Mohamoud Mawliid Aw Ali
33)Mukhtaar Mawliid Aw Ali
34)Mustafe Xaashi Cusmaan
35)Ciise Mohamoud caydid
36)Mohamed Abdi Obsiiye
37)Yuusuf Mohamed Cade
38)Mohamed Ali Xeyder
39)Bashiir Adan
40)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir
41)Cabdiraxmaan Xasan Cumar
42)Cabdi Maygaag
43) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)
44) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)
45) Muuse Gaanbiye
46) Ibraahim Cali Cawad
Wabilaahi Toowfiiq.by Axmed Aadan Mooge
Bristol uk.
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Anagoo kala ah
Omar Darood Hassan
iyo Xaaskeyga
iyo caruurteyu
wax anu leenahay - Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun,
geeridu waa xaq ma antiisina wu geeriyooda
Eng Yusuf Warsame
Saeed runtii
waxa uu ka ge eriyooday dhamaan bulshada reer somalilnad
oo dhan,
Waxa nu ilaahay uga baryeynaa mayorka inuu
janadiisa siiyo,
samir iyo iimaanna inaga wada siiyo, waxa tacsi gaar ah
u dirayaa dhamaan eheladiisi iyo qaraabadiisi meel ay
joogan ba....
Omar Darood Hassan
Norway
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Tacsi ka timid
Jaaliyadda
Somaliland ee Norway:
Marxuum
Yousuf Wars ame Saed, Maayarkii caasimada Hargeysa.
Aniga oo ah Ahmed Abdullahi Obsiye kuna hadlaya magaca
dhammaan jaaliyadda reer Somaliland iyo Somaliyaba ee ku
dhaqan carrigan Norw ay, waxaan tacsi u diraynaa marka
hore qoys kii, qaraabadii iyo ehelkii iyo dhammaan
asxaabtii uu ka baxay Marxuum
Eng. Yousuf Warsame
Sa ed EEBBE
janadiis ii fardawsa haka waraabiyee. Marka labaadna
waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu u dambi dhaafoo inaga
dhaammaanteen Sa mir iyo iimaan inaga siiyo.AAMIIN
AAMIIN.
Geeridu waa xaq oo Noole waa dhinte.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN. Geeridu waa xaq,
noolana waa dhinte
1. Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa
2. Mohamed Yousf Guleid iyo xaaskiisa
3. Jama Ali Osman iyo xaaskiisa
4. Ahmed Haji Nor iyo xaaskiisa
5. 4. Mohamed Egeh Cute iyo xaaskiisa
Page 2
6. 5. Abdulqadir Odowa Awale iyo xaaskiisa
7. 7. Ahmed Mohamoud Samater
8. 8. Mohamed Mohamoud sh Adan (Lenin) iyo xaaskiisa
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah ElmiAli iyo xaaskiisa
11. Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa
12. 12. Mohamed Maaweel
13. 13. Ibrahim Daud
14. 14. Ismail Cadduur
15. 15. Mustafa Tahar Sulub
16. 17. Mohamed Difoo
17. Abdullahi Saleebaan Bidde
18. Ahmed Awad
19. 18. Mohamed Abdillahi Cade
20. 19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
21. 20. Awal Ahmed Abdullahi
22. 19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
23. 20 Ahmed Jibril
24. 22. yousuf Mouse
25. 23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
26. 24. Abubakar Haybe
27. 25. Ahmed Ibrahim Ainan
28. 26. Abdirasak Ibrahim Ainan
29. Awal Ahmed Abdullahi
30. Faisal Ahmed Abdullahi
Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye
Oslo, Norway
MARXUUM , ENGINEER YUUSUF WARSAME SICIID
انا
للة وانا الية راجعون
Jaaliyadda
Soomaliland ee Dalkan Holland
,Waxay Dhammaal TACSI TII RAANYO leh u diraynaa dhammaan
qoyskii, qaraabadii iyo Asxaabtiiuu ka baxay Alle ha u
naxariistee Marxuum
YUUSUF WARSAME
SICIID (May
arkii Caasimadda Hargeysa) oo saaka 07.04.2013 ku
geeriyooday Wadd anka immaraadka Carabta (Abu Dabai).
Waxaannu Marxuumkaa ILLAAHAY uga baryeynaa inuu JANNADII
FARDOWSA ka waraabiyo, qoyskii, eheladiis iyo
asxaabtiisana inuu iyagana SAMAR iyo IIMAAN ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Cali Xaruuri
|