Maalintii xamaamada Gumaysugu xambaartay 26/Jun 1960 Hambalyo Hambalyo Dawlada Iyo Shacabkaba Hamlayo Meelkastoo Ay Joogaanba

 



Anagoo Ah Jaaliyada Norway Waxaanu Leenahay 26/Jun Hambalyo Dhamanaaba Dawlada Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Shacabwaynaha Reer Somaliland Meelkastoo Ay Joogaana ba .Somaliland Guuuuuuul


Maanta OO Ah 51 Guuradii ka Soo wareegtay 26/Jun/1960 Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Jaaliyada Norway Hambalyo Hambalyo Ilaahay Farxadaa Farxadeeda Bashbasha Barwaaqo Haydinku Gaadhsiiyo Dhamaaba Shacabkayaga qaaliga Ah Iyo Dawlada Dhamaanaba Reer Somaliland Barwaaqo Iyo Bashbash Kuwaara Abidkiin . Aamiin Aamiin Aamiin





1)SafiirKa Somaliland Maxamed aden Liilan

2)Gudoomiyaha Jaliyada Rashiid Muuse,

3)Abw.Sidiiq Sh Farax Gabaar

4)Gud.C/Rashiid Maxamed Axmed(Magaalo Dhagasoog)

5)Gud:Axmed Cawad baxooshe

6)Abw:C/Laahi Saleebaan Bide

7)Saleebaan Ibraahim Caabi (S. Jiiq Jiiqle)

) Gud.Sulub

8)Gud.Ismaciil Cali

9)Gud.C/Xakiin Ismaciil X Axmed

10)Faadumo Cali Madar

) Siciid Maxamed Aamiin

11)C/Raxmaan Axmed Laangadhe (C.Rahmaan Maraaci)

12)Faysal Jamac Cawad Shamad( Faysal Kacaan)

13)Dayib Oday

14)C/Laahi Cali Dirir

15)Axmed Cali Madar

16)Muuse Ibraahim Jamac

17) C/Laahi Axmed Maxamed (C/Laahi Cagawayne)

18) C/RiSaaq Cawil

19) Cabdi Yusuf Xaashi

20) Tafatire C/Wahaab Janagale

21) Cabdi Nabadiid

22) Cismaan Cumar Dool

23) C/Rashiid cali Xamari

24) Yusuf Bayjaaf

25) Maxamed Cabdi Ismail

26) Cabdi Aden cadib

27) Ibraahim Muuse (Ibraahim Dheere)

28) Saleebaan kabawayne

29) Cismaan Ibraahim (C.Taanuum)

30) MAXAMED JAMAC (HURE Asli)

31) Cali Diiriye Sandaq

32) Axmed Sayid

33) Maxamud Cabdi Hindi

34) Axmed Cabdi Hindi

35) Axmed Xaashi

36) Siciid Xaji Cali Siciid

37) Axmed Baaruud

38) Oday cali Xuseen

39) Khadar Ayaanle Dayax Weerar.

40) Cali Dhagoole (Cali Dheere)

41) Yusuf Ibraahim Ducaale Y Gorse

42) C/Qadir Dhagawayne

43) Cabdi Baaruud Maxamed

44) C/RIsaaq Dhagawayne

45) Xaji C/laahi Fuqyare

46) Xasan Cabdalla (Xasan Waraabe Cade)

47) Khadar Xaji Aden

48) Maxame C.Xoosh (Maxamed Sayid)

49) Axmed Xaji Ibraahim Cali.

50) C/Qaadir Maxamud Cawad

51) Axmed Saleebaan farax Daroor

52) CIsmaan Giriig

53) C/qaadir Kuuriya

54) C/Risaaq Saleebaan Gaas

55) Maxamed Ibraahim Sulub (M. Tahar)

56) Axmed Yusuf Xaashi

57) Kayse Yusuf Xaashi

58) Axmed Yaasiin X Saleebaan

59) Axmed Sanyare

60) Axmed Aw Cali Xirsi Seedaliyo.

61) Cabdi Seeteeye

62) Cabdi Raxmaan Maxamed C/Laaghi (Cilmi Turub)

63) Cali Aden cali (Sanqoole)

64) Naasir Maxamed Cabdi Xaalays

65) Maxmuud J Nuur Khabaase

66) Maxmuud Yusuf Bile

67) Caydiid Y Tuhume

68) Maxamed Siciid Aw Guure

69) Saleebaan Maxamecd Jamac (S Baaruum)

70) Daud C/Salaam

71) Kayse Jamac Ismaciil

72) C/Raxmaan Axmed Xaashi

73) Muuse Gilingil

74) Cali Gilingil

75) Cabdi Wayrax

76) Cabdi caydiid

77) Cumar Daarood

78)Jamac cali Baaruum

79) Axmed Saajin Daahir

80) Cali Ciid

81) Axmed Dheer

82) C/laahi Cismaan Gacanlaw

83) C/Ramaan Shiine

84) Siciid Caarshe

85) Saleebaan Maxamed jamac (S.Baaruum)

86) Cabdi cawil Nuur

87) Cabdi Dhanjaf



Somaliland Guuuuuuuuuuuuuul Ilaahay barwaaqo Iyo bash Bash haka Dhigo dalkayga Iyo dakaygaba Aamiin Aamiin

Somaliyana Ilaahay Dhibaatada haka Dul Qaado xaqana Ilaahay hagaran Siiyo Aamiin

 

 


By Abw.Sidiiq Sh Farax Gabaar

Oslo Norawy
Gaashaan_1986@hotmail.com