AKHRI LIISKA GOLAHA WASIIRADDA IYO SIDA AY U KALA TAABACSAN YIHIIN BAAR QABADA KULMIYE

 


Hargeysa (TNN):-Tan iyo wakhtigii La cayimay shirweynaha Xisbul Xaakimka KULMIYE ,waxaa isasoo tarayay hirdanka u dhaxeeya masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ee hungurigu kaga jirto Hogaaminta taladda dalka .

57 Wasiir ee ay ka kooban tahay xukumadda Xisbiga Kulmiye ayaa si aad ah ugu kala aragti duwan Khilaafka Xisbiga KULMIYE , muddaynta Shirweynaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa sababtay inay Xubnaha Golaha wasiiradda ahi u kala jabaan laba garab , Inkastoo ay jiraan xubno faro ku tiris ah oo xaalkuddu yahay beerka jeceli ,Xaydha jecli.
Wargeyska SAHAN ayaa helay kudlooyinka golaha wasiiradda xukuumada siilaanyo ee kala taabacsan garabyada hankooda badka soo dhigay ee ay kala Hogaaminayaan Wasiirka Arrimaha debedda somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.


Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Taageersan Wasiir Maxamed Biixi Yoonis

1.Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan
2.Wasiirka Waxbarashadda Prof: Faarax Cilmi Geedoole
3.Wasiirka Cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid
4.Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse
5.Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha bulshadda Cabdi Aw daahir Cali
6.wasiirka Dibu Deginta Cali Siciid Raygal bashir abgaal cabdiwaxid ,
7.Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed
8.Wasiirul Dowlaha Wasaradda Madaxtooyadda maxamed muuse abees.
9.Wasiirka Boostaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal
10.Wasiirku xigeenka Ganacsiga iyo maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir
11.Wasiirku xigeenka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada C/waaxid C/raxmaan C/qaadir
12.Wasiirku Xigeenka Dibu Dejinta Nimco Xuseen Qawdhan .
13.Wasiirku xigeenka wasaarada diinta iyo awqaafta Md. Nuur Cismaan Guuleed
14. Wasiirka ku xigeen ka wasaaradda arrimaha dibada. Md.AxmedKayse.



Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Taageersan Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi

1.Wasiirka wasaaradda duulista Maxamud xaashi Cabdi
2.Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan
3.Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde
4.Wasiirka Wasaarada Wershedaha Shacayb Maxamud Muse
5.Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Dr. Muuse Qasiim.
6.Wasiirka Gaadhaandhiga Axmed Cali Cadami
7.Wasiirka Caafimaad Saleban Ciise Axmed Xaglatoosiye
8.Wasiirka Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac
9.Wasiirka Macdanta iyo Tamarka Xuseen Cabdi Ducaale
10.Wasiirka Deegaanka Shugri Xariir Baandare .
11.Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraad badda Cali Jaamac Buureed.
12.Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha iyo Technologyadda Cali Xaamud Jimbriil
13.Wasiirka Qorshaysan Qaranka Sacad Cali Shire.
14. Wasiirul dowlaha Nabadaynta Goboladda Barriga Cali Maxamud Axmed Cali Sandulle
15.Wasiirul dowlaha wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Faahiye
16.Wasiirku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Jaamac Cabdilaahi Biin
17.Wasiirku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga Maxamed X. Aadan Cilmi
18.Wasiirka ku xigeenka xanaanada xoolaha. Md. Cali Maxamed Cilmi (Gadh-dheer).
19.Wasiir ku xigeenka wasaarada duulista iyo hawada. Md. Siciid Cabdi Maxamuud Jaamac.
20. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee gobalada iyo degmooyinka Md. Axmed Faarax Cadare.
21.Wasiirka ku xigeenka xanaanada xoolaha. Md. Cali Maxamed Cilmi (Gadh-dheer)
22.Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland. Md. Maxamed aw-Daahir Ibraahin.
23.Wasiirku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta. Md.Cali Cabdi Saa’iq.
24.Wasiirku xigeenka wasaaradda maaliyada. Md. Axmed Nuur Aw CabdiShaacir
25.Wasiiru dawlaha wasaaradda maaliyada. Md.Cismaan Saxardiid Cadaani.
26.Wasiirku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare. Md. RashiidIsmaaciilKaahin
27.Wasiirku xigeenka wasaaradda cadaalada iyo arrimaha garsoorka. Md. Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Carab)
28.Wasiirku xigeen kawasaarada warshadaha. Md. Cali Axmed Maxamed (Dhegoole),
29.Wasiiru dawlaha wasaaradda biyaha. Md. Cabdisalaan Maxamed Xasan
30.Wasiirku xigeenka wasaaradda macdanta iyo tamarta. Md.Cabdisalaan Maxamed Xasan.
31.Wasiiru dawlaha wasaaradda macdanta iyo tamarta.Md. Maxamed Faarax Ducaale
32.Wasiirku xigeenka wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga. Md. Axmed Maxamed Nuur (Indha-case).
33.Wasiirku xigeenka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta. Md. Cismaan Garaad Soofe.
34.Wasiirku xigeenka Caafimaadka Xasan Dahir Dhimbiil.
35.Wasiirka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland. Md. Axmed Cabdi Kaahin
36.Wasiirku xigeenka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska. Md. Yuusuf Cismaan Garas.



Geesta kalenna Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafka Sheikh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Wasii ru dawlaha Wasaarada Arrimaha dibada. Dr.Maxamed Rashiid Sheekh Xasan iyo Xubno kale ayaan wali si rasmi ah loogu kala tirin labadda Garab ee Ku lool amaya Hogaanka Xisbiga Kulmiye
 
 


Source: Wargeyska Sahan