Lax Dhukani, Abaar Mooge!! Dhagar-qabe Madaxweyne ma noqon karo!!

 

Iska hadalka weynu ku ogeyne, muxuu maanta ku darsadey, qaflad aanu  xasu usan karin, wixii uu shaley geysteyba!! Aw Riyaale , Inqilaabka uu Dastuurkii Dalka ku sameeyey ee Gole Dastuur ahaan ka awood badan oo xilkaba sharci , kaga qaadi kara booliska Maleeshiyada UDUB gadaal ka noqdey ugu adeegsady ujeeddada shakhsiga ah ee Mooshin diidnimada ah. Arrintan uu kula  dagaalla mayo Dstuurka. Dastuur Diide, Waa Somaliland-diid, mana dhacayso in Dalkan Madaxweyne ka noqdo uu Dastuurkiisa Dagaalka ku hayo!!. Madaxweynihii  ho re, Alle ha u naxariistee, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, oo ka muuq iyo  Miisa an siyaasadeedba weyna, markii lagu soo oogey Maamuus ka qaadka, Illeyn Siyaasi Xeel-dheer iyo aqoon yahan fog ayuu ahaaye, Madaxa ayuu  ummad diisa u soo dhigtey, kamana dagaallamin, Aw Riyoode oo aan kabo leekeyni  mu xuu kaga giigayaa qodobka 96 ee Dastuurka? My President, the National High treason creminal, caloohiisa xaqiiqooyin jiifa ayaa didinaya hadba, Ma qaar weli wax ka qora ayaa weli jira Riyaale?


Mooshin Dastuuriya Maamulka UDUB kuma joojin karo Maleeshiyada Booliska la soo hubeeyey. waxan oo dil iyo dhaawac ahna waxa uu u sameeyey Kursi ku dirirnimo, wuxuuse ka dhukan yahay in Gogosha uu yidhi wada hadal ayaan u dhigayaa ay ka horreyso in uu meel dhigo dhiigga Muwaadiniinta uu qubay, ku na qubey Kursi ku dirirnimada Waqtigeedii dhammaadey ee qur/aanka hadduu dusha ka akhriyo aan dib u dhaceyn in uu hoggaanka dalka qabto.? shan sano oo dambe oo uu Gudninka Fircawniga ah barnaamij ummadda uga dhigo wax la maqli karo maaha!! Madaxweynuhu madaxnimo ayuu u wareersan yahay, kuwii uu ka rabeyna wuxuu amar ku bixiyey in rasaas aan l;oo aaboyeelin lala dhaco !! Samo don ayuu Sheegtay Gogol nabadeed fidinaya, suxufiyiintii Dalkuna  jeel asha ayey ku jiraan oo runta ha sheegina ay u xidhan yihiin. Haddii uu Xabbad iyo Addoon Adon adeegsigiisa ku joogayo, Madashii legdanka ee uu codsnayy beryahanba, waa la soo gaadhey ee hadal jileyca ha iska daayo oo ha aamino Askarta wadka ka ilaalineysa sida yuu rumeysan yahay!! .

 

 

Dr. Cali Cabdi Muxumed