WARSAXAAFADEED

 




21/03/2012

Warsaxaafadeed

Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Digr eeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-988/032012, ku Dhaqan-geli yey Xeerka La-Dagaalanka Budhcad – badeedda (Piracy Law) Xeer Lr. 52/2012.





Madaxweynuhu :-



Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;



Markuu Helay: Go’aanka Golaha Wakiilada JSL, ee ku suntan GW/G/KF-17/555/2012 ee 21/03/2011 ee Go’aanka Ansixinta Xeerka La-dagaalanka Budhcad Badeedda (Piracy Law) Xeer Lr. 52/2012;



Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;



Wuxuu Soo Saaray



Dhaqan-galka Xeer Lr. 52/2012 ee Xeerka La-dagaalanka Budhcad Badeedda (Piracy Law).



ALLAA MAHAD LEH



Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.





 


 

WARSAXAAFADEED

 

 



21/03/2012


Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta Digreeto Madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-989/032012 ku Dhaqan-geliyey Xeerka Wareejinta Maxaabiista, Xeer Lr. 53/2012.



Madaxweynuhu :-



Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;



Markuu Helay: Go’aanka Golaha Wakiilada JSL, ee ku suntan GW/G/KF-17/556/2012 ee 21/03/2011 ee Go’aanka Ansixinta Xeerka Wareejinta Maxaabiista Xeer Lr. 53/2012;



Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;



Wuxuu Soo Saaray



Dhaqan-galka Xeer Lr. 53/2012, ee Xeerka Wareejinta Maxaabiista.





ALLAA MAHA LEH



Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.