Ciidanka Qaranka oo Gacanta ku D higay Laba Nin oo Fulinayay Falal
Argagaxiso

Laascaanood Tuesday, 01 December 2009 (Timacade News)-
Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka gacanta ku dhigay laba nin
oo Argagaxiso ah oo damacs a naa in ay fuliyaan falal argagaxiso iyo
hubkoodii ay wax ku qarxinayeen.
Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Laascaanood , ayaa saaka
ugu daat ay labada nin ee argagaxisada guryahooda, ugu
danbayntiina waxa ay gacanta ku dhigeen labadii nin iyo hubkoodii ay
wax ku qarxinayeen oo u diyaarsan, waxa na ku socda baadhitaan culus.
Source:sn
|