LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA AXMED CARWO OO HANBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA





Waxaan aad ugu farxay in kaalintii uu ka baxay Alle ha u naxariistee xildhibaan Axmed Ibraahim Daahir ( Axmed Weyne), uu buuxiyo saaxiibkay XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA. Kolka ruux geeriyoodo meesha uu ka baxo waa la buuxiyaa, waxay noqotaa meel qofka yimaada la yidha ahdo walee wuu ku habboon yahay iyo mid laga naxo oo loo arko qof aan u qalmin. Waa marag ma doon in Maxamuud Jaamac, aan ugu daro naaneesta aanan la jecleyn bal se ay in badani ku garan doonto Xildhibaan Wedka, inuu kaalintaas buuxin doono oo uu noqon doono intayadii Axmed Wey ne ka dhintay nin ay ku qancan fikir, karti,mabda iyo degaan ahaanba.



Waa ruug caddaa muddo dheer siyaasi soo ahaa gola ha sharcedejinta, maamulkii SNM, nabadeentii, Golaha Wasi irada, iyo kaalinta kowaad ee uu kaga jiray xisbi ga KULM IYE ayaa u marag ah. Waa nin ay u dhantay aqoon siyaa si iyo waayo-aragnimo noloasha Soomal iland dhan walba.


Waxuu ku samray mabda’iisa. Marna, nolol kasta oo a dag oo soo martay muu noqon nin hoos u dhiga fikirkii sa xort  ah.

Maanta waxuu helay midhihii samirkiisa. Waana mid da ris u ah rag badan oo dabayshu kolba dhan u kaxayso, dhaa wac weyna u geesta geedi socodka dimuquraadi yadda. Inaynu helno xukuumad iyo shacbi ku naalooda nidaamka dimuquraadiyadda xisbiyada badani waxay u baahantay rag iyo dumar ku adkeysta xisbinimada oo dhidibka u taa ga dimuquraadiyadda.

Shacbigu waxay xaq u leeyihiin inay kala doortaan xis biy ada, ooy kolba key kheyr u arkaan doortaan, hadd ii se ay walaaq noqoto oon cidba loogu imanayn xisbiy ada, ma garan karaan cidda ay doortaan.

 

XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA

 


Hanbalyo ayaan leeyahay saaxiibkey XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA., halkaas ka wad oo hayso mabd’aad ku caano maashay, golaha kaga shaqee siyaasadii caddayd ee KULMIYE leyna gu doortay ilaa haddana aad ahyd inta yare e dabo socoto. Maxamuud Jaamac waa Guddoomiye Xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

 

 


Axamed Xasan Carwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalah

https://www.facebook.com/aharwo

samotalis@gmail.com


http://samotalis.blogspot.com/