Kumanaan ka mid qurba joogta Reer Soomaliland oo ban aabax laxaad leh la hortagey Baarlamka Yurub ee wadanka Belgium Magaalada Brussels

 

 

Brussels (TNN)-Kumanaan ka mid qurbajoogta Reer Soomaliland oo banaabax laxaad leh la hor tagey
Baarlamka Yurub ee wadanka Belgium Magaalada Brussels. Banaabaxaasi oo ay ka soo qeyb galeen Jaallliyadaha wadamada:Holland, Ingiriiska, Belgium, Fans iyo Germalka.

Dadweynahaasi waxay banaan-baxaasi ku muujinyeen sida uga goan tahay inaanay dib ula midoob in wixii la isku odhan jiray Somalia.Ogolaan-meyno bey yidhaan in wixii hore noogu soo dhacay dib noogu dhaco.


Waxa halkaasi lagu gudoon-siiiyo xubno ka mid ah Baarlamka Yurub qoraal sheegaya ujeedad a ban aan-baxooda.Waxaa kale oo xusid mudan in dadkii ugua badnaa ay ka yimaadeen Wada nka Holland, Taasina ay ku muteysteen hambalyo gaar ah. Mar labaad reer Holland hambalyo.

 

 

 


Maxamed Yuusuf Buux
Holland