KULANKA MAANTA EE WASARADDA ARIMAHA DIBADDA DOWL ADDA JARMARLKA IYO WEFTIGA XISBIGA WADDANI EE UU HOGAAMINAYO GUD ABDIRAHMAN CIRO 

 


 

 
Waxaan Maanta Nagu qaabiley Xafiiska Wasaradda arimaha Dibadda Dalka Germany Director A frica iyo Madaxadda HORUMARINTA ee waddamadda Geeska Africa.Run ahaantii kulankan ayaa ku saabsana xoojinta xidhiidhka Labadda Waddan. Madama dowladda Germalku Tahey dowlahad aa Ugu Dhaqalaha Baddan wadamadda Europe Kana midd ah dowladaha Dhaqalaha ku shuba. S

Hadaba arimaha Ugu weyn ee Weftiga MUSHARAXA Madaxeynaha Xisbiga Waddani hoga amina yo farimaaha aanu Dowlahaa Europe u gudbineyna Ugu mihiimsan. Sidii dadka Somal iland loogu dedejin Lahaa GARGAARKA dhaqaale ee arimaha abaaraha ee hore Ugu balan qaadeen.In dowla haa Europe ee saluugey Muddo kordhinta lixda bilood ee duruufta abaartu keen tey in aanu ku qancino in ay bixiyaan dhaqlahaa ey dorashadda somaliland Ugu balan qaad een.

Qodobka Ugu mihiimsan oo ah in Dimuqradiyadda Xukumadda kulmiye wiiqdey in Xisbiga wa ddani soo noleyn doono. Bulshadda caalamka ku qancino khaladaadka Xukumadda kulmiye sameysey oo dhan in aanu dib u saxeyna. Kuwaas oo ku saabsan Dhamaan dowladd Wana aga, xoriyadda Saxafadda, la dagaalanka MASUQMAASUQA oo Xukumadda kulmiye caan ku noqotey.

Isku soo wadda duubo dowladda germalka ayaa og in somaliland Tahey Waddan Wax qabs adde y Balse u bahan in la ilaaliyo dowladda Wanaaga Si dadka Reer somaliland ku gaadhi karaan himil adooda.

Waxey dowladda Germalku balan qaadeen iney Schoolka farsamadda Gacanta ee Burco Mustqa blka dhow la dhisi doono. Iney dowladda iyo dadka Reer somaliland isku barnar taagi doonan Horumarka iyo arimaha dorashoyinka. Kana tageri doonan Dhamaan kaabayaasha Dhaqalaha iyo arimaha HORUMARINTA bulshadda Sidda caafimaadka beraha, waxbarashad da, tabarashadda caalamiga. BASLE waxey werwer ka qabaan arimaha dorashoyinka ee m ararka badan dib u dha cey.

Waxey nagula dardaarmeen hanaanka iyo Geesi socodka Dimuqradiyadda somaliland ey wadamo badan oo la aqoonsan yahey kaga horeyso in aaney dib uga liicin. Waxaa kulankaasi Manta ahaa mid Waxtar u leh qaranka JAMHURIYADDA Somaliland iyo shacabkeena.Xisbiga Waddani Waxu Maanta kaga jiraa siyasadda Arimaha dibadda doorkii Xukumadda. SABABTOO ah xukumadeenii waxey Mashquul ku Tahey. Xaraashka HANTIDA qaranka iyo Xaqul Qalinka mashruuca Saldhiga Berbera