Kulanka jaamacada Burco ee Birmingham

Waxaanu ogaysiinayna dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku sugan
Gobolka west midland ee caasimadiisu tahay Birmingham ,inuu jiro
kulnaki aynu inta badan sugaynay ee Ku saabsanaa Taakulaynta
Jaamacada Burco oo uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ee inagu soo
fool leh hadii ilaahay ka dhigo oo ay taariikhduna tahay 9/3/2013.
Sidaa la wada socoteen waxaa beryahanba dalalaka Yurup booqasho ku
marayey Gudoomiya ha Jaamacada Burco Prophesier Saleban Dirir Abdi .
Gudoomiyaha Jaammacada ayaa muhimada boqoshadiisu tahay sidii loo
taakulayn lahaa jaam acada Burco . Horaa loo yidhi AQOON LA'AANI WAA
IFTIIN LA'AAN.
Sidaa awgeed waxaanu dadweynaha reer Somaliland ee sharafta leh ka
codsanaynaa inay nagala soo qyb galaan kulankan muhiimka ah .
GOOBTA : 508 HILAAC RESTAURANT
BIRMINGHAM B12 9AH
WAKHTIGA : 4PM- 7PM
TAARIIKDA : 9/3/2013
Wixii faahfaahin ee dheeraada fadlan kala soo xidhiidh
Abdi Jaaquur
07565523646 Faysal M Macalin
07506724430
Suldan 07737422361
|