Ka soo qayb gal caleemo saarka Suldaanka Guud ee Qurba jooga Somaliland

 

SULDAANKA GUUD EE QURBA JOOGA SOMALILAND
SULDAAN XAAJI AXMED DIIRIYE GULEED

 


Dhamaan Bulsha weynta Reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingriiska, waxa laydin ogaysiinaya, la ydin kana codsanayaa inaad si sharafleh uga soo qaybgashaan Caleema Saarka Suldaanka Guud ee Qurba jooga Somaliland, Suldaan Xaaji Axmed Diriye Guleed ,maalinta Sabtida 04/01/2014 insha alla ah
 


Address:

Waterlily Venue
69-89 Milend Road
London, E1 4TT
Dalmar Abdilahi. 07888732123



Abdi Mahamed. 07463667566
Mohamud Ahmed. 07974952002