JAWAAB KU SOCOTA NIN AFLAGAADO KULA KACAY XI LDHIBAA NKA UGU QAALISAN GOLAHA WAKIILADA XILDHIBAAN CALI MAREEXAAN



 

Waxaan aad iyo aad uga xumahay qoraal uu soo qoray qof maan-gaab ah oo uu ku af lagaadaynaay xidhibaanka ugu qaalisay xildhibaanada golaha wakiilada, xidhibaan Ali Mareexaan ninka maqaalka so qoray oo magaciisa ku sheegay ABDI MUSTAFE waxaan leeyahay adeer waxaad noo cadaysay in aad ka mid tahay cadowga Somaliland xildh ibaan ALI-na Aqoontiisa noocaagaas oo kale waxba kama waydiino, sxb aqoona uma lihid xildhibaanka waxaana ku qurux badan in aad qoraalkaaga u fiirsatid oo aad la tim aado wax caqliga dadka gali kara, haddii aad ka gubatahay xaqa uu sheegay xildhibaa nku waxay ahayd in aad cadaysatid warkaaga , mida kale qoraal kaagan ay ku dheeh antahay maan-gaabnimo maaha mid wax yeelaaya Xildhaan Ali laakiin shakhsiyadaad ayuu ka turmayaa, sidaas awgeed waxaa kugu haboon in aad raali galin ka bixisid Afl agadadaas aan sal iyo raad midna lahayn ee aad kula kacday xildhibaanka.


Xildhibaan ALI MAREEXAAN waxaan ku sifaynlaa hoggaamiye ama shakhsi alle ku man aystay karti, codkarnimo, muwaadinnimo, dadnimo,diin, aqoon iyo geesinimo , xildhiba anka waxaa uu ku gulaysay in uu dadkii soo doortay uu u abaal guddo, waxaaynu mak hraati ka nahay in xildhibaanku sadex gaadhi gudoonsiyey sadexda degmo oo ka tirsa n gobolka togdheer wali may dhicin xildhibaan hal gaadhi gudoonsiyey deegaankii laga soo doortay xidhibaanku waxa uu u tafaxaytay dhibaato kasta oo dalka ka dhaca sidii loo damin lahaa, midakale waxaan marnaba la ilaawi Karin sida sharafta leh ee uu mar kasta uga qayb qaato horumarka dalka khaasatan gobolka togdheer waxaana aan aa d u xusi karaa ka qayb qaadashadii uu ku lahaa dhisma madaarka BURCO, xildhibaanka waxqabadkiisu maaha mid halkan lagu soo koobi karo, xaal iyo raali galin ayaanu haw da u marinaynaa xildhibaan ALI MAREEXAAN waxaanu leenahay xildhibaan inta aduun yada la joogo wax kasta waa la arkayaa ee wax qabkaaga halkaas ka sii wad.

Talo ku socota ninkan magaciisa ku sheegay Abdi musafe-na waxaan leeyahay sxb m acagaaga islaamnimo ayaa ka muuqata ee ka fiirso inta aanad falin waxaa laga ayaa baa wax kula yar in aad if iyo aakhiro ku seegtid,. Raali galin dagdeg ah waa laga fad hiyaa haddii aan tahay qof wax ka yaqaana dhaqanka soomaaliyeed.
 


Thanks
BY ENG: MOHAMED ABDIRAHMAN ABDILAHI
(MOHAMED CADDE)
Hargeysa Somaliland
mohammedcadde100@gmail.com