WAR-SAXAAFADEED
Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.
Tell: 00252-2-527883
Mobile: 00252-2-4134891
Email: kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org
REF: XK/XGX/004121/2014 Date: 30/05/2014
Uj : jawaaab celin baaqii guddida golaha guurtida ee dhexdhexaadinta
khilaafka xisbiga kulmiye
Anagoo ka jawaabayna baaqii gudida dhexdhexaadinta ee golaha
guurtida waxaanu halk an ku cadaynaynaa inaanu aqbalnay baaqaa isla
markaana aanu hakinay shirkii golaha dh exe ee qabsoomayey 31/5/2014
maalinta sabtida .
Waxaanu ka xunahay dhacdadii iyo qaabkii xalayto saqdii dhexe loo
weeraray wasiir ku xi geenkii hore ee amniga c/laahi abokor.
Waxaa kaloonu ka xunahay hadalkii ka soo yeedhay wasiirka wasaarada
arimaha gudaha ee qaraxyadii dhacay ku tilmaamay in kulmiye ka
danbeeyey , waxaanu marwalba dhiiri galinaynaa amniga iyo
xasiloonida dalka waxaanu leenahay cid alla cidii ka danbaysayna way
iska soo bixi doontaa .
Waxaanu shacbiga Somaliland ugu baaqaynaa inay ilaashadaan nabadooda
,wada jirkoo da iyo xasiloonidooda .
ALLAH MAHAD LEH
Xildhibaan : siciid cilmi rooble
|