Jamaal cali xusseenow, adigaa qabyaalada kow ah ah ee ummada kala dhex bax hayayaday





Marka hore waxaan salaamayaa bahda saxaafada madaxa banaan ,ka dib waxaan maanta la yaa bey ninka la yidhaado Jamaal Cali Xusseen , oo ka hadalaayey magaalo xaduudeeka  Tog-wajaa le, oo runtii iska muusanaabey, iyo hadaladiisa ka muuqato, hiirtaanyo iyo guuld aro soo wajaha dey, in uu meel isla soo taago dowlada iyo xisbiga kulmiye ayaa ceynkaasi, iyo ceynkaasi ah, iya da oo hadaladisa ka muuqato munaafuqada iyo isku dir dadweynaha reer somaliland, kuna baaq ay dagaal sokeeye ayaa dalka ka dhacaaya, waa wax lala yaabaa, hadalada ceynkaasi ahi.

Hadaba akhristayaal Jamaal Cali Xusseen ,tan iyo maalintuu siyaasda soo galey, waxa uu dadka la dhex wareegayey , qabyaalada iyo waxaan aheyn aqoonyahan ee aniga i doorta, sida uu kali dii aqoonyahan yahey amaba la joogo qarnigii 20aad, ee dadka ay ku yareyd inta wadata aqoont a sare, balse maanta wadanka iyo dalka waxaa jooga ummad ka aqoon badan, kana waayo arag san, waana sheeko gaaban Jamaal ayaa ah aqoonyahan, hadaanu qabiilkiisa hoosse u aheyn ko ley Ciise Muuse xitaa uma aha aqoonyahan.

Hadaba waxaa la soo gaadhey goortu runta soo taabtey ee uu arkey meesha uu taagan yahey, iyo taageero laŽaanta soo wajahadey Xisbigii uu lacagta ku gatey, taasina waa ta maanta keent ey in uu afka furto oo uu ku baaqo waxa dalka ka dhacaya dagaal sokeeyey, iyo hanjabaado la mid ah, waana wax aan anigu runtii uga han weynaa in uu ninkaasi ku hadaaqo.


Waxaan ugu baaqayaa Jamaal Cali Xussen, in aanad cidna dagaal ugu hanjabi karin, mida kle wa xa aad dalka timid shaley ceynkeed u rabtaa in aad madxweyne noqoto? waa riyo maalmeed,n aftaada aad u sheegtey, ee waxaa kuu fiican marka hore in aad is hubsato, waxaad saaxib la no qotey, Faysal Cali Waraabe oo laba goor Xisbigiisu dhaafi waayey kaalionta sedexaad, waxaanad ku ololeyneys abtiyaaladey ayaa i dooranaya ee maxaad la qeylineysaa dee cidii aad laheyd wa xey iga dhigyaan madxweyne intey kaa dhigayaan miyaad sugtid.

Gabagabo, dagaalka iyo qabyaalda aad ku muusanaabeyso Madxweyne ku noqon meysid ee si wanaaagsan u hadal oo ummada ka daa qabyaalda aad la dhex wareegeyso iyo isku dirka.
 

 


By: Mahamed xusseen.

suldaan24@yahoo.com