H a m b a l y o…. H a m b a l y o

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay ku hambalyaynaysaa dhammaan
shacbi
weynaha Somaliland meelkastoo ay joogaanba munaasabada qaaliga ah ee
18 ka May,
oo ah sanad guurada 23aad ee ka soo wareegtay maalintii shacbiga
Somaliland dib ula
soo noqday dawladnimadoodii iyo madaxbanaanidoodii. Waxaanu ilaahay
uga
rajaynaynaa inuu inagu wada gaadhsiiyo munaasabada xigta dawladnimo
iyo aqoonsi
buuxa oo aynu Ka helno bulshada caalamka. Amiin.
Gud/ Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK)
Abdalla Salim |