O G E Y S I I S
Jaaliyada Somaliland UK ( SLSUK ) waxay xusuusinaysaa bulshada
Somaliland ee ku dh aqan UK in la gaadhay waqtigii laga arrinsanlaha
dabaaldega maalinta qaaliga ah ee 18 ka May 2015 oo ah maalintaynu ku
dhawaaqnay gooni isu taageena iyo dib ula soo noqoshada madax
banaanida Somaliland.
Sidaa awgeed waxay SLSUK ka codsanaysaa dhamaan cidii danaynaysa
inay ka qayb qaadato qabanqaabada xuska maalintaa qaaliga ah inay ka
soo qayb galaan kulan la gu falanqaynayo arrintaa muhiim ka ah oo la
isugu imanaayo maalinta Jimcaha ee taar iikhdu tahay 20/03/2015, 5ta
galabnimo. Kulankaa oo ku qabsoomaya hoolka:
Jimciyada OSCA
102 Mile End Road, E1 4UN oo ku taala ka soo hor jeedka masjidka Al
Hoda.
Guddida SLSUK
|