Islaan Ayaa Laga Hayaa
Ninka Xoogaa Lihi Inantayda
Kamuu Ilma Dhali Waayine
Xistibaa Ku Jira.Hadaba
Wadamada Aynu Jaarkanahay
Iyo Dawlada Ingiriiskaba
ICTIRAF Inomay waayin Xistibaa Kujira
By Abw Sidiiq Sh Farax Gabaar.,




Waxaan Jeclahay In (Maahmaahdan) Jaaliyadaha Reer Somliland Ee Ingiriiska Dageni Ay U Turjumaan Maalinta Mudaharaadka Iyo Ka Horba.(Gaar Ahaan maayarkii Hore Ee TawerHamlet )Ahmed Sangoor. Oo Imankana Ah Safiirka Somaliland U Fadhiya U.K


Marka Hore Waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafta Leh Ee Somaliland Iyo Shacabwaynha Qaaliga Ah Meelkasoo Ay Joogaan
Wasaalaamu Calayku Waraxmatulaahi Wabarkaatu.

marka Labaad Aan Iftiimiyo Maqaalka Iyo Nuxurka uu Xambaarsanayahay Sidaynu Wada Ogsoonahay dadwaynaha Sharafta Lehow Waxa Jirta Qaranimada Somaliland Iyo Lasoo Noqoshadeedii Hada waxa laga Joogaa Mudo Labaata Sano Ah 20 Years
Markii Aynu Dib Uga Soo Laabanay Dalka Somaliya Oo Aynu La Midawnay Markaynu Xornimada Ingiriiska ka Qaadanay Oo Ahayd 26/06/1960 Ok Markaas Oo Aynu Raadinayanay Shantii Somalia Dabadeedna Inoogo Sidna Xornimadii Sidii Xeedhyaha Oo kale Aynu Tagnay Mogdisho Isku Darkiina Loo Dhigay xaflad Balaadhan Oo Ku Beegantay Malintay Koonfurtu Xornimada ka Qaadatay Dawlada Talyaaniga Oo Ahyd 01/07/1960 Ok Bal Hadaba Waxaad Ogaataa Inay Jirtay Xageena Caadifad Iyo Jibo Iyo Somali jacayl Dabcan Maynu Tala Xumayn Laakiin Kumaynu Guulaysan Jacaylkenii Iyo Jibadiina Waa Laynala garan Waayay.

Waase Barasho Horteed Haynicin.Waase Dad walaaleheena Ilaahay Dhibaataday Ku Jiraan haka Dul Qado haysan garansiiyo Inay Laysa Saamaxo wax Kawaanagsani majirto.Waayo Waa Dad Walaaladeena Ee U Duceeya wanaaga Maanta Somalilnad Gaadhay waxay ilaahay Kaga Heshay Samaaxaadii Iyo Samirki Iyo Dulqaadkii Laysu wada Dulqaatay Ee gacamaha Lays Qabsaday dadkii Walaalha Ahaayee Shaydaanku Ka Dhex Shaqaysatay.Hadaba Taas Awgeed Somalida Konfurtuna Waa walaaladeen ilaahay ha U gargaaro.

Xumaaan Yaan La Gocan Ee Halaysu Duceeyo Marwalba waynu Kala Noqonay Sida wadankii La Odhan Jiray Jukislafakia Oo Hada Layidhaahdo Czechoslovakia Oo Hada LakalaYidhaahdo Czekia Republik Iyo Slovensk Republika.Calaaya kuli xaal Halays Cafiyo Hadaba hadii Laba Dawladoo La Noqday waa lays caawine.Noo Hibeeya Oo Noo haneeya xaqayga.Dadkuna Yay U Arkin Sikale Waa Kala Noqosho Hadii dadka naruuradooda Iyo nasteexadoodu Ku Jirtona Diin ta Islaamku Way Ogashay Wixii Lagu Kala Nabad galaayo Ceebi majirto Ee halaysu Duceeyo Anagu Idiin Ducaynee Walaalayaal Idina Noo Soo Duceeya Khayr Ilaahay Haydinsiiyo Xaqana Ilaahay Haydin Garansiiyo Aamiin. hadaba hadaan Usoo Laabto Mawduuc Iyo Ujeedadad Maqaalakan dawladah Aynu Jaarka Nahy Iyo Ingiriiskuba Ictiraaf Inoo May Waayine Xistibaa Ku Jiree Xaqiiqda Halaysu Sheego.Maalinta Mudaharaadaka Boodhadhka Wax badan halugu Qoro.

Waayo Waxa Ku Tusaysa wasiirkan U Dambeeyay Ee Arimaha Dibada Mahamed C/laahi Cumaer Imasa Albaab Ayuu garaacay Cidina Inagamay Hoos Qaadin Inkastoo Ay Jiraan balan Qaadyo Badan Oo wasiirka Loo Qaaday.Isagoo Aad Iyo Aad U Dadaalaaya. Hadaba Dadwaynoow Inagaa Xageena Ka Seexanay waa Inaynu Mudahaardayada Joogto Ka Dhignaa gaar Ahaan Dhamaan Jaaliyadaha Dibada Jooga Iyadoo Qaban Qaabada Iyo Gubaabada Loo Xilsaaraayo Gudiyo Cusub Oo Laga Doorto Jaaliyadaha Dabada Oo Loogu Magac Dooro (Gudida Xograadinta Ictiraafka)Taas Oo Taladeedu Ay ka Imanayso Dawlada Iyo Cidii Danaynasa Ujeedada Laga Duulaayo.

Anigu waxaan Soo ban Dhigayaa Hees Aan Usameeyay Oo Aad U Culus Oo Uu Qaatay Oo Qaaday Aanse Dadbadni Maqal Al Fanaan C/Risaaq Salebaan gaas.Waxse Ay Idiinsoo Gaadhaysaa Dhakhso Insha allahu Isagoo Fananku Idiin Soo Bandhigaya

Waa Maanso Gaaban

Waa Lagu Hagradayee
Halganka Iyo Ujeedada
Wada wadoo Hadaalina.
Himiladeena gaarka ah
Hanashadeedu Maba Foga.
Hadii Loo Dadaaloo.
Halkan Dhawbay Taalaa.



wabilaahi Towfiiq Ilaahay Ayay Mahadi Usugnaatay Alxamdulilaahi Calaa Kuli Xaal.

 

 

 

By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com