INAALILAAHI WAA INAILEYHI RAAJICUUNA
Tacsi
 

 


Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku nool magaalada Manchester ee dalka Ingiriisaka ,gaar ahaan odayada magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ,waxay halkan TACSI tiiraanyo uga diraan dhamaan shacabka Somaliland Dowlada, Xisbiga UDUB,asxaabtii,eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday ALLE ha u naxariistee Maxamed Ismaaciil Bullaale oo 08.Jan.2009 ku geeriyooday Dalka Jabuuti .

ILLAHAY waxaanu uga baryeynaa in uu naxariisti Jano ka waarabiyo intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aaamiin Aaamiin

1. Guhaad Cabdi Adaan
2. Caaqil Cabdi Ibraahim Cigaal iyo
3. Cornel Maxamed farax Shirdoon iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
4. Mj. Maxamed Xayd –xaaskiisa iyo caruurtiisa
5. Maxamed Xasan –Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
6. MJ. Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa iyo Caruurtuiisa.
7. Maxamed Cusmaan Rooble iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
8. Cabdi M.Saleiman (Mingiste) iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
9. Khadar caydiid , Xaaskiisa iyo caruurtiisa .
10. Fadxi Maxamuud Qayir-xaaskiisa iyo caruurtiisa.
11. Faysal Faarx Nuur-Xaaskiisa iyo caruurtisa.
12. Cabdi Awr fuul – Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
13. Axmed Maxamed Cabdi –xaaskiisa iyo caruurtiisa.
14. Cismaan Gaaxnuug –xaaskiisa iyo caruurtiisa.
15. Farxaan Fagax Fagax-xaaskiisa iyo caruurtiisa.


 

 


Abdi Saleiman
Manchester, UK